• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Miisaaniyadii Ay Soo Gudbisay Xukuumada Cusub oo uu Baarlamaanka Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay


baarlamaanka Kulankii ay Maanta Muqdisho ku Yeesheen Xildhibaanada

 

 

 

Baarlamaanka Soomaaliya Ayay Cod aqlabiyad ah ku 

 

 

 

Ansixiyeen Miisaaniyada 2011 oo ay Xukuumada Cusub ee

 

 

R/wasaare Farmaajo dhowaan soo hordhigtay gollaha Baarlamaanka laba Maalmood ka hor kulankan oo ay soo xaadireen 286 mudane ayay 281 ka mid ahaa Ku codeeyeen haa halka ay afar xildhibaan oo kaliya diideen Miisaaniyadan oo dha 100 Milyan oo doolar

Ayay Xukuumada ku sheegtay in badankeed lagu bixin doono qeybaha kala duwan Ee Ciidanka ayna u sahli doonto

 

in ay gacanta ku dhigaan Magaalada Muqdisho 100 maalmood taasoo ay hada uga harsan tahay lixdan Maalmood

 

oo kaliya dhinaca kale R/wasaare Farmaajo oo Maanta la filayay in uu baarlamaanka hor yimaado ayaan imaanin fadhigan

 buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: