• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Imaaraatka Carabta oo Noqotay Dowlada Maalgalinaysa Shirkada Muranka Dhalisay Ee Tababrada Ciidan Ka Wada Puntland iyo Muqdisho


Palm island UAE_ Dhageyso:-Shirkad Amni oo Private Ah iyo Saraakiil wadamada

 

 

 

Mareykanka iyo South Afrika u Dhashay ayaa beryihii dambe

 

 

 

Tababaro Ciidan ka waday qeybo Ka mid ah Soomaaliya gaar  ahaan

 

 

Puntland iyo Muqdisho Shirkaddan oo ah Shirkada ay hada Diyaarada Xamuulka Ciidan Puntland u waday uga xayiran tahay Magaalada Hargeysa ayaa bishii la soo aheyd hadal heyska u badan ee ay warbaahinta caalamiga ah soomaaliya ka tabiso kadib markii ay soo baxday warbixin sheegaysa in wadan islaam ah uu Kafaala qaaday

Maalgelinta howsha ay fulinayso Shirkadan oo qaadan doonto toban Sanadood  lagana yaabo in

 

Ay ku baahdo wadanka Soomaaliya oo dhan Min koonfur ilaa waqooyiga hadaba Wadanka

 

Imaaraatka oo noqday wadanka bixinaya Damaanaadka iyo Malaayiinta ku baxaysa Shirkadan ayaa ah

 

Wadan aan hore loogu aqoon in uu faraha kula jiro Siyaasada Soomaaliya ayaa Markii ugu horeysay

 

u muuqda in u noqonayo wadankii Carbeed ee Siyaasada Soomaaliya si buuxda u Dhex galo marka

 

Laga soo tago wadamada Yemen Libya Sudan Masar Qatar Kuweit iyo Sacuudi Carabiya oo iyaga

 

inta badan Lacag Cadaan ah iyo Mararka qaar Hub ku taageeri jiray dhinacyada Soomaaliya ku dagaalama balse aan hore howl tan la mid ah u galin  

 

Dhageyso :- Warbixinta Harun Macruf oo ka tirsan Idaacada VOA da

buqaqable.net

One Response

  1. Dhammaan wadamada Carbeed si qarsoodi ah ayey lugta ugula jiraan siyaasadda Soomaaliya mid kastaba iyadaa bannaanka is keeni doonto ee iska suga.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: