• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gollaha Amaanka oo Xalay Isku Raacay in AMISOM Afar kun Askari Lagu Kordhiyo Ayna Sii Joogaan Soomaaliya Tan iyo 30 Sep Sanadka 2011


un-sec1 Kulan xalay Gollaha Amaanka Qaramada Midoobay 

 

 

 

Ka yeesheen Arrimaha Somalia Ayay si buuxda iskugu

 

 

 

Raaceen qodobo ay ka mid Ahaayeen kow in la kordhiyo

 

 

 

 

Ciidanka AMISOM ee Muqdisho Joogo oo ay hada tiradooda tahay 8.000 Sideed kun lagana dhigo 12.000 lab iyo toban kun taasoo ah korhin boqolkiiba konton tan labaadna in la kordhiyo waqtiga Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya jooga oo uu waqtigooda

sii dhamaanayay loona kordhiyo Sanad kaasoo ku eg 30 bisha 11aad ee Sanadka soo socda taasoo

u muuqata in un la sii kordhin doono maadaama uu xaalka soomaaliya sanadba meeshiisii hore joogo

 

waxaa kaloo loo balamay in bisha soo socota 28 keeda ay Gollaha Amaanka  Go,aamo cusub oo hor leh

 

ka gaaraan Xaalka soomaaliya dhinaca waxaa isla Asbuucan ba soo gaaray Muqdisho 1,800

 

Kun iyo Sideed Boqol oo Askari oo ka socota wadanka Ugandha kuwaasoo ah Qeybtii koowaad ee

 

Afarta kun ee la ansixiyay iyadoo ay waliba ugandha UN ka iyo AU u balan qaaday in ay ayada soo dhameystiri doonto Afarta kun ee cusub iyo waliba hadii kuwo kale loo baahdo 

buqaqable.net

http://www.unmultimedia.org/tv/webcast/swfs/player.swf?file=sc/2010/sc101222am.flvℑ=http://www.unmultimedia.org/tv/webcast/2010/12/full/sc101222am-Somalia1.jpg&autostart=false&controlbar=over&start=0&duration=350&dock=true&stretching=uniform&streamer=rtmp://webcast-flash.un.org/ondemand/

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: