• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

DKMG ka Ah oo Wali Ku Adkeysaneysa in Amniga Muqdisho Ay 100 Maalmood Guddahood Gacantooda Ku Soo Celin Doonaan


 

00%20629 Kulamo iyo Abaabulo dagaal oo ay Beryahan Muqdisho ka wadeen

 

 

Madaxda Dolwada KMG ka ah ayaa La sheegayaa in ay gabagabo ku

 

 

 

Dhow yihiin  kulankii u dambeeyay oo Xarunta Villa Baydhabo ku

 

 

Dhexmaray  Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Aminiga Qaranka  C/shakuur Sh. Xasan Faarax Wasirrka Gaashaandhiga ahna R/wasaara Ku Xigeenka C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi Saraakiisha Hogaamisa Ciidanka Dowlada

Sida Booliiska iyo Milatriga lagu daray Madaxweynaha R/wasaaraha Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo

00%20629

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir kulankii shalay oo uu maanta ka hadlay R/wasaare Farmaajo ayuu

 

Ku sheegay in Shirka shalay ay iskugu yimideen gudiga Amniga Qaranka laguna Gorfeeyay sidii loo

00%20623

Dhameystiri lahaa howsha Boqolka Maalmood Madaxweynaha Soomaaliya Sh Shariif ayaa beryahan

 

Dhex taagnaa Xeryaha Ciidanka kala duwan ee Dowlada halka ay saraakiisha Ciidankana Sheegayeen

00%20624

in ay diyaar u yihiin dagaal ay kala hor tagaan Shabaaboo hada noqotay Awooda kaliya ee ka soo hor jeeda

 

Dowlada kadib markii ay meesha ka baxeen Ururkii la dhihi jiray Xisbul-islaam ma Cada waxa ay soo kordhin

00%20622

Karto boolo xooftada ay wado dowlada balse waxaa la dhihi karaa quusta arinkan ma Fogo maadaama ay Boqolka Maalmood ku eg tahay 28 Feb sanadka soo socda 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: