• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Nairobi Sanduuq Miineysan oo Ku Qarxay Boosteejo Ay Ka Baxaan Basaska Aada Ugandha Kampala iyo Farta oo Soomaali Ku Godan (Video Hoosta Ka Daawo)


kenya Nairobi kenya :- Qarax xoogan oo Xalay ka dhacay boosteejo  

 

 

 

Ayaa ka baxaan gaadiidka aada Wadanka Ugandha ayaa 

 

 

 

Sababay Dhimashada iyo Dhaawaca tiro Dad Ah oo

 

 

Masaafur u  badnaa qarxyadan oo ay wali baaridooda socoto cidii ka dambeysay ayay Booliiska dalka Kenya sheegeen  in ay ugu yaraan 3 qof ku dhinteen halka ay tiro Sodomeeyo ahna ku dhaawacmeen


Qaraxan oo sida la sheegay dhacay waqti ay dadka rakaabka ah isu diyaarinayeen in ay baabuurta fuulaan

Ayaa ka dhashay Boorso uu nin rakaabka ka tirsan watay kaasoo sida ay wararka Sheegayaan

kala dhumanayay booliiska kadibna ay ka soo fakatay halkaasoo uu qarax baskii Safarka burburiyay

Ka dhashay ninkii boorsada lahaana uu halkaas ku dhintay dhinaca kale Madaxa Booliiska Uganda

Ayaa maalin un ka hor ka digay weerarro qaraxyo iyo ismiidaamin ah oo ay Maleeshiyaadka

Shabaabka soomaaliya iyo Al-Qaacida soo maleegaan kuwaasoo lagu soo beegi Doono dhamaadka

Bishan oo ah Ciidaha Kirishtanka sidaas dareedna wax kasta oo qarax ah oo bariga afrika ka dhaca

Tuhunka koowaad waxaa iska leh soomaali sidiiba Shabaab iyo Soomaali naftiisa qarxinaya loo arkay

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: