• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kunkii Askari Ee Dowlada KMG ka Ah Dhowaan Loogu Soo Tababaray Ugandha oo Maanta Muqdisho Soo Gaaray


ciidanka Warar maanta laga helay Airporka Muqdisho ayaa sheegaya in Ilaa kun

 

 

Askari oo dhowaan DKMG ka ah Loogu soo tababaray dalka

 

 

Ugandha ay maanta wadanka dib Ugu soo laabteen Ciidamadan oo

 

 

Lagu soo daabulay laba diyaaradood oo nooca Xamuulka Ciidanka Ah ayaa ka soo dajiyay Airporka Muqdisho Ciidanka la soo dajiyay maanta ayaa waxaa horkacayay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowlada oo ka soo raacay


wadanka ugandha halka ay Airporka Muqdishana ku soo dhoweeyeen Saraakiil iyo Mas,uuliyiin ka tirsan

Dowlada KMG ka ah  ee Soomaaliya Ciidankan oo ay tababarkiisa iska kaashadeen Saraakiil Midowga Yurub

ka socotay iyo kuwo Ugandheys ah ayaa waxaa Mushaarkooda hore u balan qaaday Wadamada ku bahoobay

EU da Ciidanka maanta yimida ayaa la sheegay isla markii ay ka soo dageen Airporka in loo daad gureeyay

Xerooyin Ciidanka Dowlada u gaar ah oo ku yaala Muqdisho  Dowlada KMG ka ah Beryahan waday boolo xoofto

Ay ku sheegayso in ay markan wado qorshihii ugu dambeeyay ee ay Awood ciidan kula wareegio laheyd magaalad Muqdisho iyadoo ay boqolkii maalmood uga eg tahay dhamaadka bisha labaad ee sanadka soo socda    

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: