• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Fadhi aan Caadi Aheyn oo Ay Gollaha Wasiirada DKMG ka Ah Maanta Yeesheen Ayaa Guddi Abaaraha u Gaar Ah Lagu Magacaabay


so1 Muqdisho:- iyadoo ay dhamaan Gobollada Somalia si isku mid

 

 

Ah uga jiraan Abaaro ay dadka Soomaaliyeed ku sheegeen 

 

 

 

Kuwii ugu xumaa ee mudo dheer ka dhaca wadanka ama si

 

 

Saf mar ah u wada gaara sida sanadkan dhacday oo kale hadaba kulan aan caadi aheyn oo ay maanta Gollaha wasiirada Xukuumadda KMG ka ah ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay isku raaceen in la Sameeyo Guddi gaar ah oo loo bixiyay Gudiga gurmadka Abaaraha

 

kaaso wax ka qabta xaalada Abaareed ee ka taagan gobollada Somaliya iyadoona sida uu sheegay

Afhayeenka Dowlada Cabdi Xaaji Goobdoon Kulankii maanta looga dooday Amar joojin ahna laga

Soo saaray Jarida Dhirta oo ay dad badan aamin san yihiin in ay tahay Mushkilada ugu badan ee

Sababta abaaraha Soomaaliya ku soo noqnoqday maadaama aanay wadanka Soomaaliya

Mudo dheer dowlad ka jirin ayaa waxaa ka xoogeystay Burcad iyo dowlado Carbeed oo aan u diir naxeynin

Mustaqbalka Soomaalida kuwaasoo bishiiba jara Malaayiin geedo aan dhaqso ku Soo laabanaynin

una isticmaalo dhuxusha Fooxa iyo Hilbaha Macaan lagu dhalaaliyo iyadoo ay Umad dhan u baaba,eyso

Dhibaatooyinka ka dhasha Nabaad guurka lama oga waxa ay soo kordhin karaan Gudiga ay dowlada

Dhowrka KM joogta Magacawday iyo waliba waxa ay ka badali karta Dhirta iyo Dhuxusha oo aan labadoodaba laga jarin lagana dhoofinin goobaha ay joogaan  

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: