• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Midowga Afrika Ayaa Sheegay in Ay Sanadka Cusub Howl-galada Ciidankooda Muqdisho Jooga Balaarin Doonaan


Ku xigeenka wakiilka gaarka ah Ee Midowga Afrika u qaabilsan

 

 

 

Arrimaha Soomaaliya Wafula Wamuyiyi oo shir jaraa,id

 

 

 

Nairobi ku qabtay ayaa sheegay in ay  ciidanka AMISOM oo

 

 

kaashanaya kuwa dowlada Somalia ay guulo ka gaareen howlgallo amaanka lagu sugayo oo ay maalmihii ugu dambeeyey ka wadeen qaybo ka mid ah degmooyinka bari ee Magaalada Muqdisho Gobolka Banadir

Wafula ayaa hadalkiis sii raaciyay in ay goobo badan ka sifeeyeen maleeshiyaadka

kooxda Al-Shabaab ee xiriirka dhow la leh ururuka Al-qaacida.Wafula Wamuyinyi oo

Hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Amaanka Magaalada Muqdisho uu Maalinba maalinta

ka dambeysa soo hagaageyo sidaas darteedna ay Ciidanka Nabad ilaalinta Midowga Afrika

Ee AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya sii wadi doonaan howlgalada ay ku doonayaan in

Ay kula wareegaan amaanka Muqdisho iyo guud ahaan wadanka soomaaliya si buu yiri looga

Dul qaado dhibaatada haysata Shacabka Warka wafula ee ah in uu soo hagaagayo amaanka

Magaalada Muqdisho ayaan wali wax daliil ah loo haynin  maadaama ay madaafiicdii iyo

iska hor imaadyadii bilaha badan soo socday wali ka dhacayaan magaalada in kastoo ciidankii

 

AMISOM la soo dhameystiray kaasoo ay sanadihii hore ku andacoon jireen hadii tirada la soo buuxiyo in ay Muqdisho wada gaari doonaan Madaafiicdana ay yaraan doonto

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: