• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidanka DKMG Ka Ah Ee Ku Sugan Ex Kontrol Afgooye Ayaa Qabtay Hub Lagala Goostay isla Dowlada Loona Waday Mucaaradka


ex-control-afgooye Muqdisho Ciidanka Dowlada ee ku sugan Ex Kontrool Afgooye ayaa  

 

 

 

Shakay Galab qabtay baabuur ay ku Rarnaayeen Hub iyo rasaas   

 

 

 

Laga soo xaday DKMG ka ah sida uu sheegay G/lle Axmad Xuseen 

 

 

 

oo ka tirsan Ciidanka jooga Kontroolka Afgooye Hubkan oo sida muuqata loo waday Maleeshiyaadka Mucaaradka ku ah dowlada oo ku sugan dhulka ka dambeeya meesha lagu qabtay ayaa muujinaya  in ay ciidanka dowlada wali ka dhex buuxaan kooxo Musuq musuq ku shaqeeysta

Baaburka la qabtay oo ahaa nooga loo yaqaan BG am Biijiga oo ay ciidanka dowladii hore

 

Ee soomaali lahaan jireen ayaa waxaa watay Sadax nin oo midkood la sheegay in uu Si caadi ah

 

Uga tirsan yahay ciidanka Dowlada u diiwaan gashan waxaana haatn lagu wareejiyay Saraakiisha

 

Madaxda u ah ciidanka dowlada sadaxdii nin na Maxkamad Ciidan ayaa la geynayaa Ayaa la yiri

 

Balse lama oga in ay wax walba si sharci ah ku dhamaan doonaan ma ahan markii u Horeysay ee

 

Hub lagu qabto Kontroolka Afgooye iyo meelo kaleba balse waa markii u horeysay ee uu Mas,uul Ciidan sheego in hubka lagala baxsaday isla Dowlada      

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: