• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Tababarayaal Midowga Yurub Ka Socda oo Soo Dhameeyay Tababarka Dufcadii Koowaad Ee Ciidanka Dowlada Soomaaliya


Somali minister of Defence Abdul hakim Mohammed Faqi Tababar mudo lixdii bilood ee la soo Dhaafay Ugandha uga socday ku

 

 

Dhowaad kun askar soomaali Ah ayaa shalay la soo gaba

 

 

Gabeeyay tababarka oo ay fidinayeen saraakiil Military oo

 

 

ka socda Midowga Yurub ayaa Xeritaankii tababarka oo xaflad heer sare ah loo sameeyay waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka kala socday dowladdaha Soomaaliya, Uganda iyo Diblumaasiyiin sar sare oo ka tirsan Safaardaha Midowga Yurub u jooga Magaalada Kampala Ee Dalka Ugandha.


Ciidamadan oo ka mid ahaa laba kun oo askari oo ay hore u balan qaadeen Tabaarkooda

Wadamada Yurub ayaa la sheegay in si gaar ah loo qalabeyn doono marka ay Soomaaliya tagaan

Mushaarkoodana si joogto ah loo bixin doono taas oo aan hore looga abarn Tababaradii hore

Djibuti iyo ugandha uga dhacay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdixakiin Maxamed Faqi,

islamarkaana ah Raysal Wasaare ku xigeen oo lagu sharfay xiritaankii Munaasabadan

Ayaa sheegay iney ciidamadan xoojin doonaan waxna ka tari doonaan dagaalka ay Ciidamadoodu kula jiraan kooxda Al-Shabaab ee muqdisho ka socda ,

 

Tababarka oo ah kii seddexaad ee ay Ciidan DKMG ka ah ka socda ugandha ko soo qaataan ayaa u muuqda in uusan aheyn kii u dambeeyay

Balse Mas’uuliyiin Midowga Yurub ka socday ayaa sheegay in ay tababar midkan la mid ah dhowaan u furi doonaan 1000 askari oo hor leh , si ay qeyb uga qaataan soo celinta xasiloonida iyo kala dambeynta dalka Soomaaliya.

Somali minister of Defence Abdul hakim Mohammed Faqi

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: