• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mad, Sh Shriif Ayaa Maalintii Sadaxaad Booqday Xarunta Taliska XDS isagoo Maalinba Tuuto Nooc Cusub Ah Ku Tagayay (Sawiro Badan Hoos Ka Daawo )


4 Madaxweyne Shariif  Sh Axmed oo 13 kii bishan xariga

 

 

 

Ka Jaray Xarunta Taliska Guud Ee Ciidanka Xoogga

 

 

 

Soomaaliyeed ayaa shalay doraad iyo maantaba ku soo 

 

 

 

Noqnoqonayay  Xaruntaas isagoona kulamo gaar gaar ah la yeelanayay Saraakiisha Ciidanka ayuu dhinaca kalena kormeero ku sameeynayay qeybo ay ka mid yihiin Xarun cusub oo u agaar ah isgaarsiinta Ciidanka qeybaha jiifka iyo cuntada

Hadaba Madaxweynaha ayaa sadaxdii maalmood ee u dambeysay maalinba ku soo Labisanayay

 3

Tuuto Cusub oo aanay Ciidanka Dowlada sanad ka hor  haysan taas oo muujinaysa in ay jirto

4

Qalabeyn cusub oo ay ciidanka Dowlada helayaan waxaa kaloo ay sheegayaan Warar hoose

16

in ay jiraan tiro Gawaarida Ciidanka qaada ah oo ay Dowlada Talyaaniga soo Gaarsiiyay

17

Soomaliya balse aan wali la isticmaalin dhinaca kale Xukuumada Cusub ayaa wada Abaabul xoogan

9

oo ay ku doonayso in ay ugu yaraan magaalada muqdisho kula wareegto maalmaha Soo socda

dsc07721

Taasoo ay dad badan aamin san yihiin in ay u baahan tahay Maamul iyo Daacadnimo ay

19

Ciidanka helaan oo kaliya maadaama ay joogaan Ciiddan ku filan Magaalada Muqdisho

dsc07731

kuwaasoo kor u dhaafaya shan iyo toban kun marka lagu daro Ciidanka AMISOM oo kaligood sideed kun wax ku daray

13

buqaqable.net

1 22 21 16 20 19 17 15 14 13 12 11 9 10 8 7 6 3 5 4 2dsc07731

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: