• RSS Somali VOA

    • Xaaladda Buuhoodle oo Degan Kadib Dagaal Culus August 21, 2017
      Xaaladda magaalada Buuhoodle ayaa maanta degan ka dib markii dagaal uu ka dhacay maalintii sabtida, halkaas oo dad badani ay ku dhinteen.
    • Al-Shabaab oo Weerar ku Qaaday Afgooye August 21, 2017
      Maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.
    • Warbixin: Mooshinada Baarlamaanada Maamul Goboleedyada August 21, 2017
      Moshinada ka dhanka ah madaxda iyo la kala safashada khilaafyada siyaasadeed ee soo ifbaxa waxay ahaayeen shaqooyinka ugu xasaasiyadda badan ee laga dhex dareemi jiray – baarlamanaddii qaran ee soo maray Soomaaliya. Sanadihii u dambeeyay waxaad moodaa in mowjadahaha mooshinadu ay u wareegeen dhinaca maamul goboleedyada oo laba ka mid ah shanta maamul gobolee […]
    • Xariga Suxufiyiinta Somaliland oo Kordhay August 21, 2017
      Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ee fadhigeeduyahay magaalada Hargeysa ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in kow iyo toban suxufi la xiray tan iyo bishii April, halka kow iyo toban kalena la xidhay sanadkan bilawgiisii. Tiradaas ayaa ka dhigaysa suxufiyiinta guud ahaan lagu xidhay Somaliland sanadkan 22 suxufi, sida ay xaruntu sheegtay. Wariyeheenn […]
    • Kenya oo Qorsheeneysa Weerar ka Dhan ah Keymaha Boni August 21, 2017
      Miltariga dalka Kenya ayaa axaddii shalay ku amray dadka ku nool hareeraha keynta Boni ee ku teedsan xeebaha Kenya inay ka fogaadaan halkaas muddo 48 saacadood ah. Amarkan ka soo baxay ciidamada Kenya ayaa lagu sheegay inay duqeyn xooggan ku qaadi doonaan deegaanka, si ey uga sifeeyaan maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab oo halkaas ku dhuumaaleysta, weera […]
    • Neymar oo dhalleeceeyey guddiga maamula Barcelona August 21, 2017
      Xiddigii hore ee kooxda Barcelona Neymar, oo hada u dheela kooxda PSG ee dalka Faransiiska, ayaa weerar afka ah ku qaaday guddiga maamula kooxdiisii hore. Neymar oo hadlayey kadib kulankii shalay ay kooxdiisa PSG 6-2 kaga adkaatay naadiga Toulouse, ayaa sheegay in Barcelona ay u qalanto dad ka wanaagsan guddiga iminka maamula. “Afar sano ayaan joogay kooxda […]
    • Ninka Fuliyey Weerarkii Barcelona oo la Aqoonsaday August 21, 2017
      Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa maanta sheegay inay rumeysan yihiin in darawalkii waday baabuur dad ku weeraray magaalada Barcelona, islamarkaana dilay 13 qof, uu yahay 22 jir u dhashay dalka Morocco.
    • Manchester United oo dib ula saxiixaneysa Ibrahimović August 21, 2017
      Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la filayaa inay toddobaadkan hehsiis cusub la saxiixato weeraryahan Zlatan Ibrahimović, oo hadda aan wax koox ah u cayaarin. Xiddigan 35 jirka ah, ayaa sanadii tagtay u cayaaray United, hase yeeshee waxaa dhaawac xooggan uu kasoo gaaray jilibka, intii ay socotay cayaartii Europa League ee ay la cayaareen naadiga An […]
    • Dowladda: Hirshabeelle Ha Doorato Madaxweyne Cusub August 20, 2017
      Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaiya ayaa sheegtay in xil ka qaadista madaxweynaha maamulka Hirshabeela ay sharci tahay.
    • Waraysiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland August 20, 2017
      Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay barnaamijka kaadh-qaybinta codbixiyayaasha Somaliland.
    • Wicitaanka Dhegaystaha: Xeerka Argagixisada August 20, 2017
      Kusoo dhowaada barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha oo toddobaadkan ku saabsan xeerka argagixisada ee dhawaan uu ansixiyey golaha Wasiirada ee Soomaaliya. Sahra Cabdi Axmed ayaa innala socodsiinaysa
    • Hawl-galka Koonfur-Galbeed ee ka Dhanka ah Shabaab August 20, 2017
      Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay inay degaanka u dhexeeya Afgooye iyo Bariire ay ka nadiifiyeen maleeshiyada ururka Al-Shabab kadib weerar ay qaadeen maalintii shalay.
    • Dowladda Soomaaliya oo La Dagaalamaysa Dawooyinka Dhacay August 19, 2017
      Munaasabad lagu daah furayey Sharciga Habraaca Daweynta Soomaaliya oo ay soo agaasintay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
    • Wararki Ugu Danbeeyey ee Horyaalada Kubadda Cakta Yurub August 19, 2017
      Waxaa todobaadkaan bilowday horyaalada kubadda cakta ee Talyaaniga iyo Spain, Halka Ingiriiska iyo horyaalada kale ee Yurub ay maalmahanba socdeen.
    • Barnaamijka Caweyska Washington August 19, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysataan qodobo suugaan iyo maaweelo isugu jira oo xiisa badan.
    • Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Bariire August 19, 2017
      Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Midowga Africa iyo ciidamo aan badenyn oo ajnabi ah ayaa saakay weerar ku qabsaday deegaan Bariire ee Gobolka Shabeelaha hoose.
    • Xuska Maalinta Gargaarka Bani Aadminimada August 19, 2017
      Maanta oo dunida laga xusay maalinta gargaarka caalamiga ah, iyadoo loo isticmaalay jeedinta baaqyo ku aadan dhowrista shaqaalaha gargaarka iyo fududeynta marintada gargaarka
    • Bannon oo Shaqada Aqalka Cad Laga Eryay August 19, 2017
      Steve Bannon, madaxa istaraatiijiyada Aqalka Cad ayaa xilkii laga qaaday. Banon oo ka mid ahaa dadka uu sida weyn u dhageysan jiray madaxweyne Trump ayaa afkaartiisu ay u janjeertaa dhinaca midigta fog ee xisbiga Jamhuuriga.
    • Horyaalka Jarmalka oo Bilowday  August 19, 2017
      Horyaalka dalka Jarmalka ee Bundesliga ee xilli ciyaareedkan cusub ayaa xalay si rasmi ah u furmay, iyadoona kooxda heysata horyaalnimada ee Bayern Munich ay guul ku bilaabatay kadib marki ay 3-1 ku garaacday Bayen Leverkusen.
    • Monaco oo Taariikh Cusub u Dhigtay Horyaalka France August 19, 2017
      Kooxda difaacaneysa horyaalnimada dalka Faransiiska ee Monaco ayaa noqotay naadigi ugu horeeyey oo 15 kulan oo xiriir ah oo ka tirsan horyaalka dalkaasi badisa, kadib marki ay xalay 1-0 uga badiyeen Metz.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shabaab oo Afgooye Ku Wajahan iyo Sh Xasan Daahir oo Wacad Ku Maray in uu Afgooya Ku Dhimanayo Hadii Ay Shabaab Ka Xishoon Waayaan


sh xasan Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellada hoose gaar ahaan

 

 

 

Degmada Afgooye iyo Deegaanka loo qaxay ee ceelasha

 

 

 

Biyahaha ayaa sheegaya in ay Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo

 

 

Cabsi xoogan ka jiraan kadib markii ay ka soo buuxsameen maleeshiyaadkii Xisbul-islaam ee laga soo qabsaday deegaanada Buur-hakaba iyo deegaanka toora toorow oo xuduud u ahaa Maleeshiyaadka Xisbul-islaam oo mudooynikii dambe ka talinayay deegaanada hoos yimaada Magaalada Afgooye

Ururka Xisbul-islaam ayay kooxda al-shabaab ku wadeen baalal siib tan iyo Sanadkii hore

 

Sanadkii hore xiliyadan oo kale Xisbul-islaam waxay ku xisaabtamayeen magaalooyin iyo

 

Deegaano ay ka mid yihiin B/weyne Maxaas Jalalaqsi Mahadaay Kismaayo Luuq Baardheere iyo deegaano

 

Bakool ka tirsan sida Xudur iyo Tiyeeglow  dhulkii xooga looga qaadayna waxaa u dambeeyay Buur-Hakaba iyo

 

Tooratoorow oo maanta laga fara maroojiyay waxaa muuqata in Horyoogashaasha Shabaab ay badaleen

 

Fekerkoodii ahaa in  Magaca Xisbul-islaam oo daciif ah iska sii jiro si loo yiraahdo Dowlada Mucaard badan

 

Ayay leedahay oo waxaa ka mid ah xisbul-islaam iyo Shabaab hadase waxaa Muuqata in ay

 

Shabaab rabaan inay isku fidiyaan dhamaan wixii Mucaarad dhulkiis lagu tiriniyay  Sh Xasan daahir oo ahaa

 

Ninka ay dad badan aamin san yihiin in uu isaga bilaabay Dagaalka Muqdisho Sanadkii 2009 kii

 

Markii uu Muqdisho yimid isagoo ka soo duulay Magaalada Asmara xiligaasoo aanay

 

Wax dagaalo ah muqdisho ka jirin kadib markii ay ciidamadii Xabshida ka baxeen wadanka 

 Shabaabna xataa aanay xaafad kaliya ka talin   Magaalada muqdisho Sh Xasan ayuu ahaa

 

Ninkii durbaanka dagaalka tumay Xisbigiisiina ku dhowaad laba sano kadib waxa ka soo haray

 

Maanta asaga iyo dhalinyarada dagaalada yar yar  u hogaamisa oo kaliya kadib markii ay saaxada

 

Si ama si kale uga baxeen ragii ugu cad cadaa Sida Dr.Cumar iimaan Dr:Xasan Mahdi Sh Xasan Turki

 

Yusuf indha-cade Caraale Axmad Madoobe Dulyadeyn Maxamad Macalin Macalin xaashi iyo Horjoogayaal

 

Caan ahaa oo gacanta shabaab ku baxay hadaba hadii ay Shabaab la wareegaan Magaalada  Afgooye ayaa

 

waxaa xigi doona in inta badan meleeshiyaadka Sh Xasan ay dhihi doonaan waxaa la modwnay Al-shabaab

 

waxaa la filayaa in sh xasan uu mudan doono laba midkood  waa in uu isna ku dhawaaqo in uu burburay

 

Xisbul-islaam oo uu ku biiray Shabaabsidaasna u Saaxibkiis Sh Xasan Turki kula sheekeeysan doono

 

Mowlac Kismaayo ku yaala ama uu Gobolka Mudug qaab qabiil ku galo gaar ahaan Magaalada Xarar-dheere oo

 

Ay wali waxoogaa Maleeshiya ah u joogaan in kastoo aanay Shabaab uga hari doonin Sidaasna ay ku dhacdo Shalaay Ah maxaan ku diiday Maslaxadii 2009 ki geed kasta la iiga soo fariistay 

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: