• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamul Gobolleedka Puntland Xubno Shabaab Ka Tirsan Ayaan Gacanata Ku Dhignay


0 Saraakiil booliiska Puntland ka Tirsan ayaa sheegay in ay gacanta

 

 

ku  dhigeen rag ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo dagaalo ka

 

 

Wada koofurta Soomaaliya. Taliye Xigeenka qeybta booliska

 

 

Magaalada Boosaaso Cawil Cismaan oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen tiro dad ah oo uu Sheegay in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.

Cawil Ismaaciil ayaa sheegay in dadkii la soo qabtay baaritaano ku socdaan wararka qaar ayaa sheegaya

in dadkii la soo qabqabtay oo aad u badnaa ay saldhiga boosaaso ku xiran yihiin halka 

Qaar kalena loo kaxeeyay xabsiyo qarsoodi ah kuwaasoo la filayo in ay yihiin kuwa ay booliiska

La xiriirinayaan Al-shabaab Magaalada Bosaso oo ah xarunta gobolka bari ayaa Beryihii dambe

waxaa waxaaka socday dilal qorsheysan oo aanay cidna sheegay shabaab ba ha ahaatee in kastoo ay jireen dagaaladii galgala oo ay shabaab ku lug lahaayeen

buqaqable.net

Leave a comment