• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Sh Shariif oo Gollaha Wasiirada Ka Dalbaday in Ay Ka Dhabeeyaan Wax Qabadkii Ay Balan Qaadeen


dsgf Madaxweyne Sh Shariif  oo shalay la kulmay qaar ka mid ah 

 

 

 

Wasiirada Dowladda KMG ee dhowaan la Dhisay ayaa u sheegay

 

 

 

in laga sugayo balanqaadyadii ay soo Bandhigeen xiligii la geeyay

 

 

Baarlamaanka KMG ka ah Madaxweyne Shariif, ayaa sheegay in xubnaha gollaha wasiirrada yihiin dad ka soo bixi kara hawsha laga sugayo shacabka iyo dhamaan dowladana ay ku taamayaan wax qabad u amaanka u horeeyo

kulanka oo ay intiisa badan ay albaabada u xirnaayeen ayuu Madaxweynaha kaga dalbaday gollaha cusub ¨

 

Ee wasiirada  in ay soo bandhigaan qorshaha xukuumadda qaban doonto 9-ka bilood ee soo socda,

Ugu danbeyntiina madaxweynaha ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in wasaarad kasta ay

 

ka hawlgalaan dad aqoon u leh, isagoo tilmaamay in ummadda Soomaaliyeed ay waayo-aragnimo ugu filan ka heshay 20-kii sano ee lagu soo jiray fowdada iyo dowlad la’aanta.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: