• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xisbul-islaam oo Quus Ka Jooga Buur-hakaba iyo Shacabka Magaalada oo Wali Cabsi Xoogan Ka Qaba in Dagaal Ku Soo Noqdo Magaaladooda


bur-hakabaBuur-hakaba ) Kadib dagaalo Maleeshiyaadka Xisbu-islaam

 

 

iyo Al-Shabaab ku dhexmarayay Maalmihii la soo dhaafay

 

 

 

Degmada Buur-hakaba ayay Wararkii ugu dambeeyay  

 

 

Sheegayaan in qaar ka mid ah dadka magaalada bilaabeen in ay guryahooda ka bara kacaan maadaama ay dagaalada soo noq noqonayeen mudooyinkii u dambeeyay ayna wali jiraan dhiilooyin iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda

Balse dadka xaalada la socda ayaa sheegaya in ay aad u yar tahay cabsida ka imaan karta dhinaca

 

Maleeshiyaadka Xisbul-islaam oo iyaga awalba magaalada bur-hakaba ku ahaa Jazeerad ku dhex taala

 

Badweyn ay afarta dhinac ka jiraan Shabaabka oo haysta dhamaan deegaanada Bay iyo Shabellada hoose

 

oo ah meelaha looga soo gurman karo dagaalada Bur-hakaba sidaas darteedna weerarada ay xisbul-islaam

 

isku maqiiqayaan buur-hakaba macnaheeda kaliya uu yahay in ay Afgooye sii joogaan ayna muujiyaan in ay Shabaab la dagaalami karaan

buqaqable.net

One Response

  1. waxan halkan kasalamay reer buurhakaba meel kasta iyo roganba

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: