• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Rai,sul-wasaare Maxamad C/llahi Farmaajo oo Safarkiisii u Horeeyay Maanta Wadanka Djibuti ugu Baxay


farmaajo R/wasaare Maxamad Cabdullahi Farmaajo oo mudo bil iyo bar

 

 

 

Ku dhow dhow xilkaas hayay ayaa Maanta Safarkiisii ug horeeyay

 

 

 

Wadanka uga baxay. Farmaajo iyo Wafdi wasiiro ah ayaa u baxay

 

 

 

 

Wadanka Djibuti wafdiga R/wasaaraha oo ay ka mid ahaayeen R/wasaare ku xigeen Ahna Wasiirka arrimaha dibada, Maxamad C/llahi oomaar Wasiirka Maalliyad iyo Lacagta Xuseen Cabdi Xalane iyo xubno kale ayaan si rasmi ah loo ogeyn

Qorshaha safarkooda balse Safarka ugu horeeya R/wasaaraha ayay ka muuqataa isbadal siyaasadeed ku dhacay

 

TFG da maadaama ay dad badan is weydiinayeen halka uu noqon doono Safarka u horeeya ee R/wasaaraha aan ku imaan gacmaha Ethiopia Via Nairobi mise Via Addis-ababa

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: