• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Airporka Hargeysa oo Maanta Lagu Qabtay Diyaarad Hub iyo Saanad Ciidan u Waday Maamulka Puntland


har Hargaisa :-.Ciidamada Amaanka Airporka Magalada Hargaysa 

 

 

 

Ayaa sheegay In ay maanta Qabteen Diyaarad hub iyo

 

 

Saanad ciidan u waday dhinaca Puntland iyaaradan oo aheyd

 

 

Nooca loo yaqaan Antanov ka oo Sanca Ruush ah ayaa la sheegayaa in ay ka soo duushay wadanka ugandha ayna ku wajahneyd gobolada Maamulka Puntland oo ay beryahan Shirkado ajaanib ah tababaro uga wadeen ciidan dhaliyay


buuq meelo badan ka imaanaya diyaarada oo haatan fadhisa Airporka Hargeysa ayaa waxaa

Lala qabtay lix shaqaale ah oo ay laba ka mid ah u dhasheen South afrika oo ay Tababarayaasha jooga

Puntland iyo Shirkadaba ka yimaadeen in kastoo tabaarka Puntland ka socda ay Wadaan laba

Nin oo mareykan ah sida la sheegayna nin ka mid ah u ka tirsanaan jiray Hey,adda Sirdoonka Mareykanka

Lama oga sida ay ku dhamaan doonto arinkan oo hore ay laba maamul  beryahan hawada warar isu mariyeen

balse hada waxay ku xiran tahay hadba sida ay Shirkada howshan wada u xiniinya weyn tahay 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: