• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiiradii iyo Xildhibaanadii uu R/wasaare Farmaajo u Magacaabay Xalinta Khilaafka Beelaha Galmudug iyo Puntland oo Maanta G/kacyo Gaaray


Wafdi balaaran oo isugu jiray Wasiiro wasiiro ku xigeeno iyo

 

 

 

Mudanayaal baarlamaan oo uu dhowaan magacaabay Ra,isul-

 

 

wasaaraha DKMG ka ah ayaa Maanta gaaray Magaalada

 

 

G/kacyo oo u qeybsan labada maamul ee Galmudug iyo Puntland  kuwaasoo ay maalmahan beelahooda dagaalo ku dhex marayeen baadiyaha gobolka Mudug ka tirsan .Wafdigan oo uu hogaaminayay R/wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah Prof. C/Weli Maxamad Cali Gaas

ayaa waxaa kaloo ka mid ahaa wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka Cabdishakuur Sheekh Xasan

Wasiir ku xigeeno iyo Saraakiil ka socotay Xafiiska Madaxtooyada waxaa kaloo qeyb ka ah Cabdi qeybdiid iyo xubno

Hore u sii joogay magaalada wafdiga oo magaalada labadeeda dhinacba tagay ayaa Si weyn loo soo dhoweeyay

Maadaama ay iyagaba ka koobnaayeen labada dhinac waa wafidigii u horeeyay ee heerkan ah ee loo diro xalinta khilaaf beeleed tan iyo intii la soo dhisay DKMG ka ah

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: