• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxkamad Ku Taala Wadanka Sweden Ayaa Min Afar Sanoo Xabsi Ah Ku xukuntay Laba Wiil Al-Shabaab La Dhacsanaa


Swedish-map Maxkamad ku taala wadanka Sweden ayaa min 4-sanoo xabsi ah

 

Ku xukuntay laba wiil oo Soomaali Ah kuwaasoo lagu eedeeyayy in ay

 

 

Xiriir hoose la lahaayeen kooxda Soomaaliya ka dagaalanta ee

 

 

Al-Shabaab ayna sanad ka hor tababaro ciidan la soo qaateen maleeshiyadaas oo haysta inta badan koonfurta Soomaaliya labadan wiil oo lagu kala magacaabo Maxamuud Jaamac iyo Bile Ilyaas Maxamed oo ay da,doodu kala tahay 23-26 


Ayay dacwadooda mudooyinkii dambe ka soo socotay wadanka Sweden gaar ahaan Magaala madaxda

Labaad ee dalkaas Gotheburg iyo waliba Stockholm oo caasimada wadananka Wadanka Sweden

Ayaa lagu tiriyaa wadanka ay ku nool yihiin taageerayaasha ugu badan ee Shabaabka in kastoo

Ay tahay markii koowaad ee xukun noocan oo kale ah lagu rido dhalinyaro soomaaliyeed

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: