• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada jabuuti oo Safaarad Magaalada Muqdisho Ka Furanaysa Kadib Markii uu Mudo Magacawnaa Safiir Kaliya


Safaara Kadib markii uu shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu

 

 

 

Hogaaminayo Ambassadorka Dalka Djibuti u fadhiya Somalia

 

 

 

Dayib Dubad Rooble ayay wararka Soo baxaya Sheegayaan in ay

 

 

Dowlada  Djibuti si buuxda safaarad uga furaneysa maanta Magaalada Muqdisho Safiirka iyo wafdiga uu hogaaminaya ayaa shalayba kulamo la qaatay Madaxda Dowladda Federaalka

sida Raysalwasaaraha R/wasaare ku xigeenada iyo waliba madaxweynaha Safiirka djibuti

 

Dayib Dubad ayaa sheegay in dowladiisu ay soo dhoweeyneyso Xukuumada Cusub ee dhowaan

 

La soo magacaabay ayna Djibuti mar kasta garab taagan tahay walaalahooda Soomaaliyeed

 

Hadii maanta la furo Safaarada ayay noqon doontaa djibuti markii u horeysay Ee ay si rasmi ah

 

Safaarad soomaaliya uga furato wixii ka dambeeyay burburka dowladii dhexe ee soomaaliya

 

in kastoo shirarka soomaaliya iyo dowladahii KMG ka ahaaba badankood ka dhici jireen Dalka Djibuti 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: