• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Amnesty International oo Wadanka Kenya ku Cambaareysay Xadgudubyada Ay Kula Dhaqanto Dadka Magangalayo Doonka Soomaalida Ah


amne Warbixin ay soo saartay Hey’adda Xuquuqda aadanaha ee Amnesty

 

 

 International ayaa lagu cambaareeyay Falal xad gudub ku ah

 

 

Bani,aadminimada  Warbixinta ayaa lagu sheegay in tobanaan kun oo

 

 

 

Dadka Soomaaliyeed ah ay khatar ku sugan yihiin, sababtoo ah markay ka soo cararaan dagaalada guddaha Soomaaliya, ka socda in ay hadana mar kale xadgudubyo waaweyn kala kulmaan dalka deriska la ah soomaaliya ee kenya

Warbixinta amnesty international, oo Cinwaan looga dhigay “ka yimid nolol aan nabad lahayn tagayna nabad aan nolol lahayn”.

ayaa lagu sheegay in ay qaxootiga soomaaliyeed dhibaatooyin kala kulmaan Askarta joogta xuduudka

 

Kenya iyo Soomaaliya u dhexeeya markay guddaha u soo gudbaana ay Dhibaatooyin kuwaas

 

ka sii waaweyn kala kulmaan magaalooyinka kenya  mid ka mid ah xeryaha Qaxootiga ugu waaweyn

 

kenya,oo magaceeda la yiraahdo Dadaab, ayaa hadda noqotay magaalada shanaad Ee dalka Kenya ugu

 

Dadka badan, halkaasoo ay ku nool yihiin ilaa sadex boqol oo kun oo qaxooti ah iyadoo dadka ugu badana

 

Ay soomaali yihiin. halka ay gaud ahaan dadka qaxa iyo dowlad la,aanta soomaaliya siyaabo kala gedisan ku geeysay kenya ay gaarayaan lix boqol oo kun

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: