• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gurigii Safaarada Soomaaliya oo 16 Sano Kadib Dib Ugu Soo Laabtay Gacanta Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed


safaarad Nairobi: Maxkamada Sare ee Wadanka Kenya ayaa maanta

 

 

 Go,aan kama dambeys ah ka Gaartay dacwadii dhismaha

 

 

Safaarada Soomaaliya oo Sanado ka socotay Kenya 

 

 

 

 

Fadhiga Maxkamadan oo maanata loo balansanaa ayaa saaka furantay iyadoo ay Goobjoog ka ahaayeen Diplomaasiyiin ka socda safaarada Soomaaliya ee Nairobi wasaarada arimaha dibada iyo Shacab Soomaaliyeed oo badan

Maxkamada ayaa saaka dhageysatay qeybtii u dambeysay ee dacwad u dhexeysay safaarada Soomaalida iyo

Nin asalkiisu Hindi yahay ugu dambeyntiina maxkamada ayaa maanta ku Dhawaaqday in dhismaha

 

Safaarada si sharci dara ah lagu iibiyay laguna celiyo gacanta soomaaliya dhulka Guriga safaarada oo

 

ku yaala meel aad u wanaagsan ayaa ku fadhiya dhul dhan 2.5 hectar ayaa Qiimihiisu gaarayaa

 

4 laa 5-milyan oo doolar Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa si weyn u soo dhaweeysay go’aanka maxkamada sare

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: