• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Raaf Xoogan oo Xalay Lagu Ekeeyay Soomaalida Dagan Xaafada Eastliegh Ee Magaalada Nairobi


keny Ciidanka Booliiska Kenya ayaa Xalay ku dhaqaaqay raafkii ugu

 

 

 

Balaarnaa ee beryahan ka Dhaca xaafadaha ay somalida

 

 

kaga nool yihiin Magaalada Nairobi Gaar ahaan Xaafada

 

 

 

Muqdisho yareey da ku caanka Ah ee Eastleigh Sida ay wararka sheegayaan xalay Fiidkii ayay Booliska Nairobi oo wata gawaari waaweyn kuna hubeysan hub noocyo kala duwan ku faafeen dhamaan qeybaha ay ka kooban tahay degmada Eastleigh

Halkaasoo ay dadka ka aruurinayeen guryaha hotelada Maqaayadaha iyo kuwa Jidadka socda

 

Kadib marka ay weydiiyaan Aqoonsiga Kabaandhaha loo yaqaan iyadoo aan loo kala saarin

 

Ajnabi iyo Muwaadin hadiiba uusan markaas wadanin Dokoment Cadeynaya Sharci Ahaanshihiisa 

 

Tirokoobka dadkii la xirxiray ayaa lagu sheegay in ay ka badnaayeen 400 oo ruux oo 90% sagaashan

 

Boqolkiiba Soomaali ah . in kastoo Saaka la sii daayay wixii Sharci loogu keenay Xabsiga hadana

 

Wali waxaa xiran dadka intiisii badneyd.Ma ahan markii u horeysay ee ay Sidan oo kale Kenyaatiga u

 

Raafaan Soomaalida Nabada Ganacsiga iyo Deegaanka u doonatay Kenya Balse Raafkan u

 

Dambeeyay ayaa loo maleynayaa in uu Xiriir la leeyahay Cabsi ay Kenyatiga ka Qabaan Kooxda

 

Al-Shabaab oo ay mar kasta sheegaan in ay ku soo Fiixeen Nairobi iyo guud ahaan Wadanka Kenya

 

iyadoona Qaraxyadii jimcihi ka dhacay Estliegh isla Markiiba looga shakiyay Shabaab iyo Soomaali 

 

Karaamada Soomaaliyeed Soo Noqon Meyso inta Laga Helayo Dowlad wadanka wada Soomaaliya Xukunta .

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: