• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada DKMG ka Ah oo Ku Eedeeyay Shariif Xasan in uu Faragelin Ku Bilaabay Xukuumada Cusub


shariif sakiin Qaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ka ah oo

 

 

 

Maanta shir jaraa,id ku qabtay Muqdisho ayaa ku eedeeyay

 

 

 

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif xasan in uu

 

 

Faraha kula jira howlihii ay Wasaaradaha dowlada qaban lahaayeen Xildhibaan Xuseen Saciid oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka oo maanta saxafiyiinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa

waxa uu sheegay in gudoomiyaha baarlamaanka uu haatan Magaalada Nairobi u joogo howlo ay Xukuumada u

 

Wakiisheen uuna kulamo la leeyahay Wakiilada beesha Caalamka Safaaradaha Dalalka Soomaaliya daneeya

 

Ee ku sugan Nairobi  Xildhibaanka ayaa sheegay in ay filayeen markii uu gudomiyaha baarlamaanka tagay

 

Wadanka Kenya uu la kulmi doono gudoomiyaha baarlamaanka Kenya isla Markaana uu kala hadli doono

 

Xaalada baarlamaanka Soomaaliya balse aanay ka fileyn in uu dhex Dabaasho howlihii ay

 

Wasaaradaha arrimaha dibada iyo xiriirka caalamiga ah lahaayeen. Shariif xasan oo Mudadii u siyaasada

 

Soomaaliya ku soo jiray lixdii sano ee u dambeysay caadeystay kulamada noocan oo kale ah ayaan la ogeyn

 

Sida uu Mustaqbalka ugu ekaan doono howlaha baarlamaanka dhexdiisa ah Siyaasada diabadana faraha ugala bixi doono Xukuumada.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: