• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dhismaha Maamulkii Hiran & Midland oo Nairobi Lagu Soo Dhameystiray iyo Xafladii Dhaarinta Madaxweynaha iyo Laba Madaxweyne Ku Xigeen oo Shalay Dhacday


HM land 5 Nairobi: Kadib Shirar iyo is Aragyo Mudooyinkii dambe

 

 

 

Uga socday magaalada Nairobi Ayay Qabaa,ilka Reer Hiiraan

 

 

 

isku raaceen in ay taageeraan Dhismahiisana ka qeyb galaan

 

 

 

Maamul Goboleedka Hiran & Midland hadaba maalintii shalay aheyd ayaa Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Shirarka Caalamiga ah ee KICC oo ku taala Magaalada Nairobi waxaa lagu caleema saaray laguna dhaariyay Maamul ka kooban Madaxweyne Laba ku xigeen iyo Xoghayayaal shan ah

 

Madaxweynaha waxaa loo dhaariyay. Ing C/qaadir Aadan jiraabeey Ku Xigeena waxaa loo dhaariyay

HM land2

Ing:Axmad Cilmi Faarax halka Madaxwene ku Xigeenka labaadna loo dhaariyay Dr: Cabdiqafaar Sh Axmad Dool

 

Munaasabadan ayay ka soo qeyb galeen Sadax iyo toban Qabiil oo ka mid ah Afar iyo tobanka qabiil ee daga

HM land 6

Gobolka Hiiraan taasoo macnaheeda yahay in ay hal beel kaliya ka maqneyd Madasha Madaxweyne Jiraabey

HM land 4

Ayaa Wacad ku maray in uu Soo jiidi doono Beesha ka maqan Maamulkiisa si loo helo Hiiraan oo mid ah

HM land 1

HM land 5

Goor dhow filo Sawiro iyo Magacyada Xoghayayaasha

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: