• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Booliiska Kenya oo Sheegay in Qaraxyadii Jimcihi Kadhacay Nairobi Aanay Kooxda Al-shabaab Lug Ku Laheyn


shabaab kenya Nairobi: iyadoo Jimcihii la soo Dhaafay ay magaalada Nairobi ka

 

 

 

Dhaceen Qaraxyo lala beegsaday Ciidanka Booliiska Wareega ee

 

 

 

Dalka Kenya ayna Saraakiil Booliis Sadax ah ku dhinteen kuwana ku

 

 

 

Dhaawacmeen hadaba qaraxyadan oo ay qaarkood ka dhaceen Xaafada Eastliegh Ee ay Soomaalida ku badan tahay ayaa dhaliyay walwal Soomaalida ku aburmay iyo Shaki Kenyaatiga ka galay in falalkan laga soo abaabulay Soomaaliya oo ah

Meesha kaliya ee maanta farta lagu godo hadiiba ay qaraxyo ka dhacaan Afrikada Bari qaraxyadii

 

Jimacihi  ka dhacay Nairobi ayaa sababay in ay Laamaha Amaanka Kenya ay FBI da Mareykanka

 

Ka dalbadaan Kaalmo balse baaritaan ay gooni u Sameeyeen Ciidanka Kenya lagu ogaaday in ay

 

Qaraxyada ka dambeeyeen Kooxo Mafia Kenyati ah sidaas daraadeedna ay Ciidanka Booliiska

 

Kenya Cadeeyeen in aanay jirin ku lug lahaansha Shabaabka Soomaaliya ka Dagaalama ah

 

Arinkaasoo ay ku diirsadeen Soomaalida ku dhaqan guud ahaan wadanka kenya  oo qabay baqdin ah in Kenyatiga ay dhac iyo xarig kula dhaqaaqaan

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: