• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xisbul-islaamkii Indha-Cade oo Mar Kale Sii Kala Jabay iyo Qeybtii Ciidanka Aheyd oo R/wasaare Farmaajo Raacaday


indhacadde Waxaa maanta Muqdisho Shir jraa,id ku qabtay Cabdullaahi

 

 

 

Faarax Siyaad oo sheegtay in uu ka tirsan yahay Saraakiisha

 

 

 

 

Xisbul-islaam garabkii Jaalle Indha-Cade Mr. Siyaad ayuu

 

 

 

 

Shirkiisa jaraa,id ku saabsanaa Cabasho ku wajahneyd R/wasaare Farmaajo oo uu ku sheegay in uu khiyaano ku sameeyay ururkooda kadib markii uu Shir ugu yeeray ururkooda oo ah Xisbul-islaamka indha cade

isla markaana ay ku kulmeen xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya  balse kulanka laga weeciyay ujeedkiisii

 

oo ahaa in ay wada hadlaan dowlada iyo Xisbul-islaam sidaas darteedna ay cadeynayaan in uu

 

R/wasaaraha khiyaanay intaas kadi ayaa hadana waxaa Saxaafada la hadlay  Dhame C/qaadir C/llaahi Xuseen

 

oo ka tirsan saraakiisha ka soo gashay dowlada Xisbul-islaamka Indha-Cade hadana ka mid ah

 

Ciidamada dowlada ee  ku sugan furimaha dagaalka degmada Hodan kaasoo ka soo horjeestay in ay jiraan

 

Maleeshiyaad wali taabacsan Indha-Cade ama Xisbul-islaam balse ay dhamaantood ka tirsanyihiin Ciidamada Dowlada iyo 

 

Qeybahooda kala gedisan dhawaan ayey ahayd markii hogaamiyaha garabkaasi Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade

 

uu sheegay in uu gabi ahaanba ka baxay DKMG Soomaaliya, Ciidankiisa iyo xoogiisana uu iskugu geeyn doono

 

Goobo kale oo aanay dowlada ka talinin dad badan ayaa aaminsan in qeylada Xisbul islaamka indha cade ay ku dhisan tahay wax saxan oo ay jiraan in baalasha laga siibay Maleeshi yaadkiisiina ay dad kale dowlada kula biireen 

indhacadde

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: