• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasaarada Maaliyada DKMG ka Ah Ee Soomaaliya Miisaaniyadda Sanadka 2011 Waa $98,568,900 oo Dollar


Maaliyada Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda KMG ah ee dhowaan la

 

  

 

Magacaabay ayaa soo bandhigay Miisaaniyada ay Dowlada ku

 

 

 

Shaqeyn doonto Sanadka soo socda oo ay maalma un ka dhiman tahay

 

Miisaaniyada Sanadka Soo socda  ayay Wasaarada ku qiimeysay lacag ku dhow 100 Milyan oo doolarka Mareykanka ah lacagtaasoo ay Wasaarada sheegtay in ay 30% ka imaan doonto gudaha soomaaliya oo dabcan loola jeedo Dekkeda iyo Airporka Muqdisho

lacagta ka imaan doonto guddaha soomaaliya ayay wasaarada ku sheegtay  29,908,900 $

 

Halka ay lacag dhan 68,660,000 $ loo qorsheeyay in ay ka imaan doonto Deeqaha Ay dowlada

 

Dibadda  ka hesho Miisaaniyada la qorsheeyay ayaa lagu sheegay in ay ka Shaqeeyeen

 

Qubaro Soomaaliyeed oo ka shaqeyn jiray He,addaha Caalamiga ah sida World Bank iyo IMF ta

 

iyo waliba He,adda HESPI Miisaaniyaddan ayaa ku sharciyoobi doonto marka ay Gollaha Baarlamaanka

 

Ansixiyaan sida ay Gollaha Wasiiradaba Sameeyeen   miisaaniyaddan ayaa sida lagu sheegay

 

War saxaafadeedka Wasaaradda Maaliyada lagu bixin doonaa Arrimaha Bulshada, hay.adaha nabad gelyada

 

iyo kaabayaasha Dhaqaalaha. Dhanka kale Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane ayaa sheegay

 

in ay dowladdu dhawaan soo saari doonto lacaga cusub oo badalaya lacagtii hore ee  Shilin Soomaaliga aheyd,

 

wuxuuna tilmaamay in isaga iyo guddoomiyaha Bangiga dhexe ay Sudan u aadi doonaan dhameystirka

 

Qorshe ay dowlada Sudan hore ugu caawisay Soomaaliya sidii loo heli lahaa lacag ay dowlad Kontaroosho

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: