• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Munaasabad Baroor diiq Ah oo Magaalada Nairobi Loogu Sameeyay Xasuuqii Sanad Ka Hor Ka Dhacay Hotel Shaamo


jirabey ameriko Maalintii shalay oo ku beegneyd 3-da december ayaa meelo 

 

 

 

 Badan laga xusay sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay

 

 

 

Dhacdadii Shaamo Hotel oo fal isqarxin ah lagu laayay Arday 

 

 

 

Ka qalin jabinaysay Jaamacad Banadir Macalimiintii Jaacada Waalidiintii Ardayda Marti Sharafkii la Casumay oo ay Afar Wasiir ka mid ahaayeen iyo waliba Warbaahintii daboolaysay dhacadada

Hadaba  munaasabadihii shalay dhacay waxaa ka mid ahaa munaasabad ay soo Qaban qaabiyeen

jirabey ameriko

Ururka dhalinyarada Somali Youth Advocacy Organization ee lagu soo Gaabiyo magaca (SYAO)

 

Munaasabadan oo ka dhacday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa ka Soo qeyb galay

1

Mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen safiirka Soomaaliya u fadhiya  Kenya  Max’ed Cali Ameeriko, Siyaasiyiin

 

Ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha Maamul goboleedka Hiran And Midland Madaxweyne Ing:

2

Cabduqadir Aadan Jiraabey madax ka socotay Hay’addaha dagan Nairobi.iyo Xildhibaano dadkii

 

Munaasabada ka hadlay ayaa dhamaantood isku raacay sida ay arinkan uga wada Xun yihiin ayna u

3

Noqotay qadiyada naxdinteeda ay soomaalida oo dhan u mideysnaayeen marka laga reebo intii ka dambeysay 

 

Dhinaca kale Madaxweyne Jiraabey ayaa isagoo ku hadlaya magaca Maamulka Hiran and Midland iyo

4

Kiisaba waxa uu Tacsi u diray Ehelkii ay dadkaas ka baxeen isagoona Muujiyay Sida ay u taabatay

 

Dhacadan reer Hiiraan Maadaada ay marka laga soo tago Shacabka meesha wax ku Noqday ay

5

Sadaxd Wasiir oo ka mid ahaa Wasiiradii meesha ku dhintay ay Reer Hiiraan Ahaayeen

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: