• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mark Bowden Wada Hadal Ayaan La Galeynaa Shabaab & Xisbbul-islam Si Deeganada Ay Joogaan Aan Uga Howl Galno “Maxaa ku hoos jira ?????


Mark-Bowden Mark Bowden oo ah Xiriiriyaha Arrimaha bini’aadanimada

 

 

 

Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in

 

 

 

Ay wada hadal la gali doonaan Kooxaha Mayalka adag ee sida

 

 

 

Xisbul-islaam iyo Shabaab si ay gargaar u gaarsiiyaan dadka ku dhibaateysan meelaha ay Shabaabka joogaan hadalka Bowden oo ku soo aaday xili ay Xafiiskiisa uu Caalamka ka dalbaday Lacag gaareysa  530 milyan oo dollar oo lagu sheegay in ay tahay Miisaanyida Gargaarka Soomaaliya ee Sanadka 2011

Lacagtaasoo ay dad badan Aaminsan yihin in ay ku dhacdo Jeebabka Mafiya Nairobi ku dagan

 

Magaca He,addaha Soomaaliya gargaara  dalabka Shanta boqol iyo Sodonka Milyan ah ee ay

 

Sanadkan  dalbadeen Hey,addaha ayaa ahaa kii ugu yaraa ee ay Sanadadan Beesha Caalamka

 

ka dalbadaan Hey,addaha garagaarka Soomaaliya iyagoona hore u dalban jiray Lacag intan ka badan

 

Hadaba dad badan ayaa qaba Su,aal ah hadiiba ay Bowden iyo Hey,addaha UN ka awoodaan in ay la hadlaan

 

Shabaabka Kismaayo Bay Bakool iyo Shabeellooyinka jooga maxay noogu Dagaalada iyo dhiiga

 

Noogu dllayaan may heshiis buuxa dhex dhigaan iyaga iyo Dowlada KMG ka ah oo ay UN ka gacanta ugu weyn

 

ku lahaayeen dhismaheedii DJIBUTI mise Hey,addaha Nairobi waxaa ku yaraaday dhulkii iyo Gobolladii ay

 

Xisaabta iyo Faylalka u sameynsan jireen oo waxay doonaayaan in ay dhahaan Koonfurta Soomaaliya oo dhan

 

Waan gargaarnaa iyadoo aan arigana sidan laga deynaynin mise Hey,addaha iyo Shabaabka ayuu Xiriir hoose ka dhaxeeya oo wadanka waa loo tashaday sidii uu horeba u sheegay PETOJI   oo ah  wakiilka UNHCR u qaabilsan Soomaaliya oo yiri Shabaabka waxaa ku dhex jira Shabaab Qunyar socd ah       

Dhageyso

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: