• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Lixdan Sarkaal oo Ka Tirsan Booliska Soomaaliya Ayaa Maanta Tababar Loogu Soo Xiray Magaalada Kampala Caasimada Ugandha


ciid Munaasabad si weyn loo soo Agaasimay ayaa Saraakiil Booliis

 

 

 

Maanta loogu soo xiray tababar Mudo laba bilood ah uga socday

 

 

 

Wadanka Ugandha Xafladan oo ka Dhacday Garoonka Lagu

 

 

Magacaabo Mandela National Stadium oo ku yala Ugandha ayaa waxaa ka soo qeybgalay Safiirka Somalia u Fadhiya Uganda Safiir Sayid Ahmed Sheikh Daahir, Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Ugandha Haji Ali.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Uganda, Saraakiil Sar Sare oo ka Socday

Cid

 

Hey,adda UNDP oo iyada Maalgelisa Booliiska Guud ee Soomaaliya Waqooyi iyo Koonfurba

 

Madaxa Qaybta Tababarada Ciidanka Dalka Uganda General Felix oo Munaasaban Hadal ka

ciid

 

Jeediyay ayaa sheegay in Saraakiisha Tababarka dhameystay ay mudo laba bilood ah qaadanayeen

 

Tababaro Xirfad kordhin ah  isagoo Tacsi u diray Dowlada Soomaaliya iyo ehelkii u ka geeriyooday

hjgkh  

Gaashaanle Maxamed Maxamuud oo ka mid ahaa Saraakiishii Tababarka ku jirtay Balse xanuun

 

Hayay dartiis ugu geeriyooday 19-kii October ee la soo dhaafay in kastoo aan wali la Haynin wax muuqda

pl  

oo ay ku soo bandhigeen gudaha Soomaaliya hadana ma ahan markii ugu horeysay ee ay

 

Ciidan ku soo tababartaan Dalka Uagandha iyo waliba wadamada deriska la ah Soomaaliya

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: