• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xaruntii Wasaarada Arrimaha Guddaha Ee Magaalada oo Maanta Shabaab Lagala Wareegay


untitled Kadib dagaalo xoogan oo maanta Ka dhacay waqooyiga muqdisho

 

 

Ayay Ciidamada AMISOM iyo kuwa DKMG ah kula wareegay gacan

 

 

Ku hayntii xarunta wasaaradda Arrimaha guddaha ee magaalada

 

 

 

Muqdisho.dagaalka lagula wareegay Xaruntan oo maalmahan la sugayay ayaa u muuqda mid ay ku faani doonaan Ciidanka AMISOM iyo kuwa dowlada oo ay Xaruntan ugu fadhiso istaraatiijiyad dagaal

Halka ay kooxda Shabaab ku noqon doonto dhabar jab kadib dagaalkiii isbitaalka Xooga iyo Tarabuunka

Loogala wareegay wararka ka imaanaya muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyaadkii

Al shabaab ee dagaalka lagu jabiyay ay dib ugu gurteen isgoysyada afarta Jardiino.iyo Sanca

Wararka ayaa intaas ku daraya in khasaaraha soo gaaray Al Shabaab ay ka mid Ahaayeen dumar u

Dagaallamayey oo goobta dagaalka ku dhintay. dhinaca kale kooxda Al-shabaab ayaa Masaajidka

Macalin Biyamaalow ku gubay Taayarro, ayagoo Soo dhigay meydad ay sheegeen in ay madaafiic kula

Dhacday guryahooda, balse warar madax banaan ayaa sheegaya inay meydadka ahaayeen dagaalyahanno

Dagaalkii maanta ku dhintay .Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in ay dagaalada muqdisho sii kordhi doonaan

Maadaama ay Soo buuxsameen tiradii Ciidanka AMISOM ee Sideeda kun ahaa iyadoo Ciidamo

Soomaali ah oo badana la qorsheynayo in ay dagaalka si nidaamsan uga qeyb qaataan .

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: