• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Col, Warsame Yuusuf Axmed oo Ay Walaalo Yihiin Cabdullahi Yususf Axmad Ayay Xalay Kooxo Dabley Ah Magaalada Gaalkacyo ku Dhaawaceen


_yusuf203bap Waxaa xalay Fiidkii magaalda G/kacyo lagu dhaawacay Col,   

 

 

 

Warsame Yuusuf  oo ay Walaalo Yihiin Madaxweynihii  hore

 

 

 

Ee TFG da Col:Cabdullahi Yusuf Ninka la dhaawacay ayaa ka

 

 

Tirsanaa Saraakiisha amniga maamulka gobolka Mudugee taabacsan Puntland . G/sare Warsame Yuusuf Axmed ayay wararka sheegayaan in lagu dhaawacay meel ku dhow

Masjidka lagu magacaabo Al-tawba oo ku yaala xaafada Israac ee magaalada Gaalkacyo,

 

Goob-joogayaal ku sugnaa meesha uu weerarka ka dhacay ayaa sheegay in mid ka mid ah saddex

 

Xabadood oo lagu riday mr. yusuf ay madxa ka haleeshay isagoo dhaawac qabana Loola cararay

 

Xarun caafimaad oo lagu magacaabo GMC halkaasoo uu wali ku sugan yahay wali Lama oga

 

Sababta ka dambeysa weerarkan balse waxaa dhamaan degaanada Puntland ka jiray beryihii dambe

 

Weerarao khaarajin ah oo lala xiriirinayo Aanooyin qabiil kuwaasoo dad badan oo Mas,uuliyiin ah ku galaaftay magaalooyinka Bosaso Garowe iyo G/kacyo

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: