• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Buur Hakaba oo Ay Dagaalo Ka Socdaan Maalintii Labaad Kadib Markii Shalay Ay Kooxda Shabaab Ka Fara Maroojiyeen Xisbul-islaam


vgbhjbvc Dagaalo xoogan oo u dhexeeya Kooxaha Shabaab & Xisbul-islaam

 

 

 

Ayaa goor dhow dib uga qarxay   Degmada Buurhakaba oo ka tirsan

 

 

 

Gobolka Bay. Dagaaladan ayaa imaanaya iyadoo maalintii shalay

 

 

 

 

Ayay aheyd markii ay kooxda Al-shabaab dagaal ugala wareegeen Maleeshiyaad ka tirsan Xisbul-islaam kuwaasoo mudo dheer ka talinayay magaalada Wararka maanta ka imaanaya magaalada ee ku saabsan dagaalada ayaa sheegaya in

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan Xisbiga ay saaka weerar ku ekeeyeen magaalada

 

ayna dib ugala wareegeen Shabaabkii shalay ka soo eryay intaas kadibna ay Shabaab soo

 

Rogaal celiyeen oo uu hada dagaal qaraar ka socdo ma ahan markii u horeysay ee ay kooxha

 

Shabaab iyo xisbul-islaam ku dagaalaan gacan ku heynta magaalo ama Deegaanada

 

Koonfur soomaaliya balse ma dhicin wali in ay Xisbul-islaam magaalo kala wareegeen Shabaab ayna sidaas ku heystaan

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: