• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Munaasabado Lagu Maamuusayo Maalinta AIDS ka oo Maanta Ka Dhacaya Caalamka iyo Gobolo Soomaaliya Ka Tirsan


aids- Maanta oo ay taariikhdu kowda Bisha December tahay ayuu

 

 

 

Caalamku u aqoonsaday  in ay Tahay Maalinta La is Xasuusiyo

 

 

 

Cudurka dilaaga ah ee loo yaqaan HIV/AIDS. Munaasabado loogu tala

 

 

Galay maalintan ayaa inta badan ka Dhacda Magaalooyin ku yaala Soomaaliya Balse ku kooban in ay ururada iyo maamulada iskugu yimaada Munaasadan ay Hotelo iyo Xarumo gaar ah dhexdooda qudabado iskugu jeediyaan

 

Halka wadamada ay nabada ka jirta munaasabadan qof kasta oo ku nool wadanka la dareensiiyo

 

Qatarta uu leeyahay cudurkan iyo sida looga gaashaaman karo gaar ahaan Haweenka iyo

 

Dhalinyarada oo iyaga ah kuwo aad ugu nugul dadka soomaaliyeed oo ka mid ah Bulshooyinka

 

Lagu tilmaamo in uu cudurkan aadka ugu yar yahay ayaa hadana in kastoo aan Tirada saxda ah

 

La ogeyn sanadihii dambe waxaa soo badanayay dadka qaba cudurkan ee ku nool Gudaha wadanka

 

Soomaaliya gaar ahaan Gobollada la baxay Puntland iyo Somaliland oo iyaga xiriir Wanaagsan la leh

 

Bulshada ka timaada Wadanka uu la dagay cudurkan ee Ethiopia halka koonfur Soomaaliyana

 

Laga yaabo in ay maamul la,aanta un la muuqan ee uu cudueka ka jiro maadaama Ay mar walba

 

Labadaas gobol ka badan yihiin dadka koonfurta jooga isku soo duuboo hal ku dhega aan xishoodka laheyn wuxuu yahay Arlada Aids aa jiree ibtaada ib kale ha u dhaweyn   

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: