• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxda Al-shabaab oo Magaalada Muqdisho ku Toogatay Laba Wiil oo Ay Ku Eedeeyeen Basaasnimo


Alshabab Maleeshiyaadka kooxda Al Shabaab ayaa maalintii shalay

 

 

 

Gelinkii dambe Magaalada Muqdisho meel fagaare ah ku

 

 

Toogtay labo wiil oo dhalinyaro Ahaa oo ay midka koowaad  ku

 

 

 

Eedeeyeen inuu basaas u ahaa dowlada soomaaliya halka ay kan kalena ku eedeeyeen fal Ansahaxa ka xiriira ama uu sameyn jiray Falka lagu soo gaabiyo Falkii qoom Luudh .Labaddan wiil oo lagu kala magacaabi jiray Ismaaciil Xuseen Axmed oo 18-jir ahaa laguna eedeeyay falka jaajuusnimada iyo Cabdixakiim Cali Maxamed

oo lagu eedeeyay dambiga kale ee aan kor ku soo xusnay. Qaaliga lagu sheegay in uu Shabaabka u

 

Qaabilsan yahay gobolka Banaadir oo magacasiina lagu sheegay Sheekh ayaa xukunka kula riday

 

Labada wiil Xerada Shabaabka ugu weyn ee ku taal dhismaha Warshadii hore ee Maslax Maxamad Siyaad

 

oo iyada ka tirsan Deegaanka Suuqa Xoolaha  ayaa sheegay in Ismaaciil Xuseen Axmed uu la shaqeynayay

 

Dowladda Soomaaliya, waxa uuna ku eedeeyay in loo xilsaaray fulinta dilal qarsoodi ah oo ka dhan hogaamiyayaasha

 

Shabaabka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaali Cumar ayaa sheegay in ay labadan wiil qirteen dambiyadooda

 

in kastoo aanay goobta jirin wax qiraal ah oo dadka loo soo bandhigay Ma ahan markii uu horeysay ee ay kooxda

 

Al Shabaab dil toogasho ah ku fuliyaan dad ay ku eedeeyeen Basaasnimo maalmo ka hor un bay aheyd markii

 

Sidan oo kale meel fagaare ah ku toogteen laba gabdhood oo aad u da,yar Magaalada Beledweyne iyagoona ku eedeeyay isla arintan basaasnimada ah

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: