• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweynayaasha Djibuti iyo Eritrea oo Markii u Horeysay Magaalada Cadan isku Hor Fariistay Mudo Dhowr Sano Ah Kadib


Dji Erit Yem Madaxweynayaasha wadamada Yemen, Eriteria iyo DJibuti ayuu

 

 

 

Kulan ku dhexmaray magaalada Madaxda labaad ee Dalka Yeman

 

 

 

oo ah magaalada Cadan kulankan oo sida muuqata uu gar wadeen

 

 

Ka yahay Cali cabdalla Saalix Madaxweynaha Yemen oo isaga dhowr maalmood ka hor Safar Saacado ah ku tagay Magaalada Asmara ee Caasimada Eritrea halkaasoo uu kula soo kulmay Afwerk in kastoo aanay si rasmi ah u shaacinin

Ajandayaasha dhabta ah ayaa hadana wakaalada wararka Yemen ee SABA waxay ku sheegtay shirkan

 

Sadax geesoodka ah in looga hadlay Tiirarka ay ku taaganyihiin Cilaaqaadka Sadaxda wadan iyo

 

Xaalada Soomaaliya oo noqotay mid ay ururada iyo Madaxda ku dharag Dhacsadaab oo aad

 

Maalinba maqleysid hebel iyo hebel ayaa wada hadloo waxay isku soo qaadeen Xaalka Soomaaliya

 

Balse dadka u dhuun daloola Siyaada dalalka Gacankaas ayaa sheegaya in Yemen ay isku dayayso in

 

Ay dhiira geliso ama hore u sii wado heshiiskii ay Dowlada Qatar dhex dhigtay Eritrea iyo Djibuti kaasoo uu

 

ku joogsaday dagaalkii labada wadan inkastoo ay wali harsan tahay xalinta khilaafkii Xuduudka labad dal  

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: