• RSS Somali VOA

    • Boqolaal Kun oo Haween Ah oo ku Banaanbaxay Washington January 21, 2017
      Boqolaal kun oo qof oo u badan haween ayaa maanta ku bannaanabaxay fagaaraha National Mall ee Washington oo kasoo horjeeda Aqalka congress-ka oo shalay lagu dhaariyey madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump.
    • Barrow oo Sheegay inuu ku Laabanayo Gambia January 21, 2017
      Madaxweynaha cusub ee la doortay ee dalka Galbeedka Africa ku yaala ee Gambia Adama Barrow, ayaa fariin uu soo dhigay bogiisa Twitterka ku sheegay maanta oo Sabti ah inuu dalkiisa dib ugu noqonayo si uu awoodda ula wareego.
    • Dareenka Soomaalida Mareykanka ee Trump January 21, 2017
      Donald John Trump ayaa shalay noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, wuxuuna dalka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo socota.
    • Dab Maanta ka Kacay Suuqa Bakaaraha January 21, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta duhurnimadii uu dab xooggan ka kacay qeyb ka mid ah suuqa ugu weyn Somalia ee Bakaaraha.
    • Haweenka oo Maanta ku Dibadbaxaya Trump January 21, 2017
      Maalin kadib markii boqolaal kun oo qof ay ka qeyb galeen caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, ayaa kumanaan qof oo kale la filayaa inay isugu soo baxaan magaalada Washington, si ay uga mudaaharaadaan siyaasadaha madaxweynaha cusub.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha January 21, 2017
      Kusoo dhawaada barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha. Waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey (Daanbureey) iyo Caasha Ibraahim Aden (Caasha Cuud).  
    • Trump oo Noqday Madaxweynaha Mareykanka January 20, 2017
      Donald John Trump ayaa maanta noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, wuxuuna dalka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo socota.
    • Warbixin: Waa kuma Donald John Trump? January 20, 2017
      Donald John Trump oo sideeddii November 2016 loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta xilkaas si rasmi ah u qaban doona marka la dhaariyo.
    • Taariikhda Caleemo Saarka Madaxweynaha Mareykanka January 20, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la caleemo saarayaa, waxaana munaasabadda dhaarta ee Donald Trump shaashadaha caalamnka ka daawan doono malaayiin qof.
    • Yabarow iyo Jawiga Washington DC ee Maanta January 20, 2017
      Ku dhawaad hal milyan oo ruux ayaa goob jog u noqon doonta munaasabada lagu caleema saarayo laguna dhaarin doono madaxweyne Trump, halka malaayiin ruuxna ay ka daawan doonaan shaashaddaha caalamka.
    • Trump oo Maanta Loo Dhaarinayo Madaxweyne January 20, 2017
      Madaxweynaha dooran ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u noqdo madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka, kadib marka uu xilka kala wareego madaxweyne Barak Obama.
    • Millatariga Senegal oo Gudaha u Galay Gambia January 20, 2017
      Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u aqoonsaday Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow inuu yahay hogaamiyaha sharciga ah, xilli madaxweyne Yahya Jammeh uu wali diidanyahay inuu awooda wareejiyo.
    • Doorka Soomaalida Norway ee Gurmadka Abaaraha Soomaaliya  January 19, 2017
      Hey’adaha aanan dowliga aheyn ee ka shaqeeya arrimaha gargaarka ee dalka Norway iyo madaxda jaaliyada Soomaalida Norway, ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Oslo waxay kaga hadleen sida ugu wanaagsan ee kaalmo deg deg ah loo gaarsiin karo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira Soomaaliya.
    • Mexico oo Dowlada Mareykanka u Gacan-gelisay El Chapo Guzman January 19, 2017
      Dowlada Mexico ayaa xalay usoo gacan gelisay Dowlada Mareykanka, Joaquin "El Chapo" Guzman oo ah gangistarka ugu weyn ee kooxaha ka ganacsado daroogada ee dalka Mexico.
    • Fallanqeyn: Faro-gelinta lagu Sameynayo Gambia January 19, 2017
      Waddamada Galbeedka Afrika oo ay ugu horreeyaan Senegal iyo Nigeria ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ciidamo u diraan dalka Gambia, waxaana maanta ku eg muddada loo qabtay in madaxweyne Yahya Jammeh uu xilka ku wareejiyo Adama Barrow.
    • Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Abaarta January 19, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gobollo badan ay dhammaanayaan dadkii da’da ahaa iyo caruurta, oo ay soo hareen dadkii xoogga lahaa.
    • Jarmalka oo Ballanqaad u Sameeyey Jubbaland January 19, 2017
      Safiirka dowladda Jarmalka u fadhida Soomaaliya Jutta Frasch oo shalay gaartay magaalada Kismaayo iyo madaxdweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka wada hadlay dhibaatooyinka dhanka nolasha ee ka taagan deegaanada Jubbaland.
    • Wareysi: Hooyo Wiilkeeda Lagu Haysto Saxaraha January 19, 2017
      Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa haatan lagu haystaa saxaraha u dhexeeya Suudaan iyo Liibiya. Cali Ibraahin oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa ka mida dadka gacanta ugu jira kooxaha loo yaqaano magafayaasha ee ka ganacsada tahriibka. Haddaba saamayn noocee ah ayaa falalka tahriibku ku reebaan qalbiga hooyooyinka ubadkoodu tahriibaan. Weriyaha VOA ee Boosaaso […]
    • Barrow oo Lagu Caleemo Saarayo Senegal January 19, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa maanta sheegay in caleemo saarkiisa lagu qaban doono safaaradda Gambia ee dalka deriska la ah ee Senegal, kadib markii hoggaamiyaha muddada dheer hayey talada Yahya Jammeh uu diiday inuu xukunka ka dego.
    • 60 Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Mali January 19, 2017
      Koox xagjir ah oo xiriir la leh ururka al-Qaida ayaa sheegatay mas,uuliyada weerar isqarxin ah oo Arbacadi shalay lala eegtay xero milatari oo ku taala waqooyiga dalka Mali, halkaas oo ay ku dinteen ugu yaraan 60 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 115 kale.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mudo Sadax Maalmood Gudahood Ah Ayuu Wasiir Ku Xigeenkii Labaad iska Casilay Xukuumada Farmaajo Ee Aan Wali La Ansixin


astaant kadib markii laba maalmood ka Hor uu Saxaafada u sheegay

 

 

 

C/casiis  Lafta gareen oo ahaa wasiir ku Xigeenkii Wasarada

 

 

 

Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga ah in u iska Casilay xafiiskaas

 

 

 

Aysana Beeshiisana u qalmeynin wasiir ku xigeen ayuu maanta ku dhawaaqay wasiir ku xigeen kale oo ah Faysal Cumar Guuleed oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee gollaha xukuumada cusub

Feysal ayaa maray isla jidkii uu wasiir wasiir ku xigeenkii hore maray ee ahaa in Aanay beeshiisa ogoleyn

 

Wasiir ku xigeen sidaas daraadeedna uu iska casilay jagadaas lama oga in ay jiraan Gacmo hoose oo riixaya

 

in ay Xubnaha cusub booska baneeyaan ka hor inta aan baarlamaanka la marsiin iyo in ay dhab ka tahay

 

Sida ay u hadleen oo ah eray bixin cusub anaga waligeen wasiir buuxa ma waynin mana qaadaneyno

 

Wasiir ku xigeen waxaa xusid mudan in Feysal oo ka soo jeeda Beesha Gadabuursi Waqti badana

 

Wasiir buuxa  ahaan jirtay lagana yaabo in ay saluugeen wasiir ku xigeenka balse waxaa jira Beelo kaamil ah oo aan xataa wasiir ku xigeen helin

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: