• RSS Somali VOA

    • Mareykanka oo bogaadiyey xiriirka Ethiopia iyo Eritrea June 22, 2018
      Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in horumarka ay Ethiopia iyo Eritrea ka sameeyeen xal u helista murranka muddada dheer ka dhex oognaa iyo caadiyeynta xiriirkooda uu dhiirigelinayo.
    • Faaqidaadda: Heshiiska Soomaaliya iyo Ethiopia June 22, 2018
      Heshiiskaas oo dhowr qodob ka koobnaa waxaa ugu muhiimsanaa qodobka ka hadlaya in la wada maal-gashto afar ka mid ah dekadaha Soomaaliya.
    • Mareykanka: 40 milyan oo qof ayaa sabool ah June 22, 2018
      Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay oo ku saabsan saboolnimada darran iyo xuquuqda aadanaha ayaa lagu sheegay in 40 malyuun oo qof oo ku nool dalka Mareykanka ay ku noolyihiin faqiirnimo ba’an.
    • 3 nin oo lagu helay dambiga weerarkii masjidka Minnesota June 22, 2018
      Saddex nin ayaa waxaa lagu helay dambi naceyb kadib markii lagu eedeeyey inay bombaano ku weerareen masjid ku yaalla gobolka Minnesota.
    • Turkiga oo ka aargutay canshuurtii Trump June 22, 2018
      Turkey ayaa sheegtay in canshuur dhan 1.8 bilyan oo dollar ay saari doonto badeecadaha lagu soo sameeyo Mareykanka, ayada oo ka aargudaneysa canshuur madaxweyne Trump uu saaray biraha iyo alumuuniyaamta dalkaas.
    • Turkiga oo xiray 14 tuhmane oo Daacish ah June 22, 2018
      Wakaaladda wararka dowladda Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta ay xireen 14 qof oo la tuhunsan yahay inay xubno ka yihiin kooxda Daacish, kuwaasi oo diyaarinayey weeraro ka dhan ah doorashooyinka dalkaas ka dhacaya axadda.
    • Faransiiska oo u gudbay wareega 16-ka Koobka Aduunka June 21, 2018
      Xulka kubadda cakta Faransiiska ayaa u gudbay wareega 16-ka ee Koobka Aduunka, kadib marki ay maanta 1-0 uga badiyeen kooxda qaranka ee Peru.
    • Muranka Deeqaha Somaliland June 21, 2018
      Waxaa soo baxday inuu muran u dhexeeyo dawladda Soomaaliya iyo beesha caalamka kaasoo ku saabsan heshiis gaar ah oo qayb ka ahaa Hiigsiga Cusub iyo deeqaha la siinayo Somaliland
    • Dilal ka dhacay Diinsoor oo la isku khilaafsan yahay June 21, 2018
      Mas’uuliyiinta gobolka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in dadka la dilay ay ahaayeen Al-Shabaab, balse ehallada dadkaas ayaa ku dooday inay ahaayeen dad rayid ah.
    • Turkiga oo helaya diyaaradaha F-35 June 21, 2018
      Inkasta oo ay jirto diidmada congress-ka Mareykanka, ayaa Turkiga waxa ay heli doonaan toddobaadkan qeybtii ugu horreysay ee diyaaradaha dagaalka F-35 ee Mareykanka, sida saraakiil ka tirsan pentagon-ka iyo socdaalka ay u sheegeen VOA.
    • Cayaaraha adduunka iyo dhallinyarada muqdisho June 21, 2018
      Dalka Ruusha waxaa si xiisa leh uga socda tartanka Koobka kubadda cagta Aduunka. Ka sokow taageerayaasha dalalka ka qeyb galaya iyo xamaasadda garoomada Ruushka ee ay cayaaraha ka dhacayaan malaayiin qof  oo kale ayaa maalin walba ka daawata shaashadaha. Somalia cayaarta kubadda cagta waa cayaarta ay dhalinyaradu ugu jecelyihiin. Laakiin sanado badan oo amni […]
    • Booliska isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo dad xiray June 21, 2018
      Waxaa soo kordhaya wada shaqeynta ay muujinayaan ciidamada booliska ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca suggidda ammaanka iyo ka hor tagista rabshado mar kale magaaladaa ku soo celin kara dagaallo ku dhex maray dhinacyada Galmudug iyo Puntland. Wada shaqeyntaas waxaa ugu dambeeyay booliska Galmudug oo maanta rag soo qabqabteen ku wareejiyay booliska m […]
    • Spain oo dirqi uga badisay Iran June 21, 2018
      Mid ka mid ah kulannadi ugu xiisaha badnaa todobaadkaan ciyaaraha Koobka Aduunka ayaa waxa uu xalay dhexmaray xulalka Spain iyo Iran oo ka wada tirsan Group B. Ciyaartan oo ka dhacday magaalada Kazan ee Koofurgalbeed Russia ay ciyaartooyda xulka Iran kusoo bandhigeen ciyaar wadna-xanuun ku ridday xulka Spain kadid marki ay Iraaniyiintu dheeleen ciyaar difaac […]
    • Portugal oo Uruguay oo guulo gaaray June 21, 2018
      Xulka kubadda cagta Portugal ayaa Arbacadi 1-0 uga badiyay Morocco oo ka mid ah xulalka matalaya Qaarada Africa. Goolka guusha waxaa Portugal u saxiixay Ronaldo oo hadda hogaaminaya gooldhalinta ciyaaraha aduunka, isaga oo leh 4 gool labadi kulan ee uu ilaa hadda dheelay. Uruguay waxay 1-0 ku jajabsadeen Saudi Arabia. Goolka guusha waxaa saxiixay Suarez. Ila […]
    • Trump oo ka laabtay amar dood badan dhaliyey June 21, 2018
      Madaxweyne Trump ayaa Arbacadii shalay soo saaray wareegto uu ku joojinayo go'aan uu isagu horay u soo saaray, kaas oo qaxootiga qaangaarka ah lagaga horjoogsanayo inay Maraykanka soo galaan, caruurtoodana laga reebayo si loo xanaaneeyo.
    • Qubanaha VOA, Jun. 21, 2018 June 20, 2018
    • 'Awoodda Al-Shabaab ma sii kordheyso' June 20, 2018
      Qiimeyn la sameeyey ayaa sheegeysa in kooxda Al-Shabaab aysan sii xoogeysan, inkasta oo ay dhowaanahan fulisay weeraro dhimasho badan, oo uu ku jiro mid lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Mareykanka.
    • Gabdho lagu kufsaday jidka Muqdisho iyo Baydhaba June 20, 2018
      Todobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan ay ka soo yeereysay dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.
    • Afghanistan: 30 askari oo weerar lagu dilay June 20, 2018
      Ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afghanistan ayaa la dilay kadib markii maleeshiyo la tuhunsan yahay inay yihiin Taliban ay weerar ku qaadaeen laba bar kontorool maanta.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 425-aad June 20, 2018
      Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, oo uu soo jeedinayo Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Qeybtanna waa qeybtii 425-aad.​        
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xukuumada Brundi oo Kun Aski oo Hor leh Ku Soo Dareysa Ciidaanka AMISOM Ee Muqdisho Ku Jooga


Burundi1 Bujumbura:- Madaxweynaha Dalka Burundi Pierre Nkurunziza oo ka

 

 

Qeyb galayay Shir ay Maamulka AMISOM ku lahaayeen dhowrkii

 

 

Maalmood ee la soo dhaafay ayay Sheegayaan wararka shirka ku

 

 

 

Dhow dhow in uu ogolaaday dalab uga yimid Saraakiishii shirka daadihinaysay kaasoo ahaa in ay Brundi Siyaadiso ciidankeeda Muqdisho ku sigan sida ay Ugandha sameysay si loo buuxo baahida wajiga koowaad ee

Ciidanka Afrika ka jooga Somalia Madaxweyne  Pierre ayaa balan qaaday in dhawaan u dirayo soomaaliya

 

Ciidan cusub oo gaaraya kun askari 1.000 kuwaasoo ka qeyb qaadan doono howlaha ay AMISOM

 

Muqdisho ka wada dhinaca kale Madaxweyne Pierre ayaa dalbaday in wax laga Badalo howlgalada ama

 

Muhimadda Ciidanka Afrika ee Muqdisho jooga si ay u qabtaan howl ka badan tan ay Hada hayaan oo ah in

 

Ay ilaaliyaan Nabad aan ka jirin Muqdisho Ciidanka AMISOM ayaa Muqdisho joogay Sadaxdii sano ee

 

La soo dhaafay iyagoo la dihihi karo haba yaraatee ma jiirin wax talaabo ah oo ay hore u qaadeen

 

Marka laga reebo in ay Xajisteen Goobihii ay Muqdisho ka daganaayeen Sadaxdii sano ee la soo dhaafay

 

iyagoo weeraro badan Jilibka u dhigay ayna Xasuuqeen dad badan oo rayid ah halka aanay iyaga ka dhiman

 

Xataa boqol askari taasoo muujinayasa shaqa yarida ay Mushaarka badan ku qaataan

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: