• RSS Somali VOA

    • Gundogan oo Mar Kale Dhaawacmay September 21, 2017
      Laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Manchester City Ilkay Gundogan ayaa garoomada ka maqnaan doono muddo todobaadya ah kadib marki uu jilibka ka dhaawacmay Arbacadi.
    • Costa oo Ku Laabanaya Atletico Madrid  September 21, 2017
      Weeraryahanka kooxda Chelsea iyo xulka Spain Diego Costa ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo aadan dib ugu biiro kooxdiisii hore ee Atletico Madrid kadib marki ay labada koox arrinta laacibkani heshiis ka gaareen.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 21, 2017
      Ku soo dhawaada xubinta ciyaaraha, oo qodobbada aad ku maqli doontaan ay ka mid yihiin kulama xiiso badan oo dhacay xalay illaa shalay gelinkii dambe. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo jeednaya.
    • Soomaaliya oo Ku Adkaysatay Dhexdhexaadnimada Xiisadda Carabta September 21, 2017
      Kulan ay yeesheen golaha wasiirada ee Soomaaliya ayaa markale lagu taageeray go’aankii xukuumadda Federaalka ee ahaa, inay door dhexdhexaad ah ka qaadato xiisadda ka dhex aloosan wadamada carabta.
    • Masuuliyiinta Galmudug oo ka Horyimi Go'aankii Madaxweynahooda September 21, 2017
      Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Cadaado, Kusimaha Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Guddoomiye ku Xigeenka labaad, WAXAYNA KU GACAN SAYDHEEN go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Galmudug ee uu ku taageeray isbahaysiga Sucuudiga.
    • Galmudug oo Taageertay UAE iyo Sucuudiga September 21, 2017
      Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Galmudug, ayaa lagu sheegay in maamulkaasi ka mid noqdey maamul goboleedyada kasoo horjeestey dowlada federalka Somalia aragtideeda dhexdhexaadnimo ee xiisada u dhaxaysa dalalka Gacanka Carabta.
    • Kun Qoys oo Soomaali ah oo Loogu Deeqay Min Kun Dollar September 21, 2017
      Xarunta Q.M shirka uga socda dalalka Caalamka ayaa sanadkan, waxaa jiray shir si gaar ah looga hadlay arimaha bini-aadanimada iyo abaarihii dhowaan ka dhacay dalka Somalia iyo guud ahaanba gobolka Geeska Afrika.
    • Duufaanta Maria oo Korontada Ka Jartay Puerto Rico September 21, 2017
      Duufaanti ugu xooganeyd oo ku dhawaad muddo 90 sana ah ku dhufata Jaziirada Puerto Rico ayaa damisay gabi ahaanba korontada jaziiradaasi oo ay ku noolyihiin 3.4 million oo ruux.
    • Mexico: Millatariga Ayaa Ku Biiray Gurmadka Dhulgariirka September 21, 2017
      Kooxaha gurmadka ee dalka Mexico ayaa baaraya burburka guryaha uu soo riday dhul gariir xoog leh oo Salaasadii ka dhacay magaalada Mexico City iyo hareeraheeda, si ay isugu dayaan in ay gaaraan dad ay nafi ku danbeyso.
    • Real Betis oo 19 Sano Kadib Ka Badisay Real Madrid September 21, 2017
      Kooxda Real Betis ayaa marki ugu horreysay muddo 19 sana ah uga badisay Real Madrid garoonkeeda Bernabeu kadib marki ay xalay 1-0 ku garaacday ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Spain ee La Liga.
    • Napoli oo Hogaanka U Qabatay Horyaalka Talyaaniga September 21, 2017
      Waxaa caawa la ciyaaray wareega shanaad ee horyaalka Seria A-da dalka Talyaaniga, iyadoo inta badan kooxaha waaweyn ay guulo soo hooyeen.
    • Chelsea, Man Utd, Man City Iyo Arsenal oo Wada Badiyay September 20, 2017
      Waxaa caawa dhacay kulamo xiisa leh oo ka tirsan koobka EFL ee dalka Ingiriiska, iyadoo dhamaan kooxaha waaweyn sida Chelsea, Manchester United, Manchester City iyo Arsenal ay guulo soo hooyeen.
    • Borussia Dortmund oo Taariikh Sameysay September 20, 2017
      Kooxda Brussia Dortmund ayaa noqotay kooxdi ugu horreysay oo Jarmal ah oo aanan wax gool ah laga dhalin dhamaan shanta kulan ee ugu horreysay ee horyaalka Bundesliga taariikhda.
    • Qubanaha VOA, Sep 21, 2017 September 20, 2017
    • Benzema oo Saxiixay Heshiis Cusub September 20, 2017
      Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa kordhiyay qandaraaska uu kula joogo kooxdiisa kaddib marki uu qalinka ku duugay heshiis cusub oo afar sana ah.
    • Madrid oo Martigalinaysa Finalka Champions League September 20, 2017
      Xiriirka kubadda cakta Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay garoonka lagu qaban doono finalka koobka Kooxaha Horyaalada Yurub ee loo yaqaano Eufa Champions League.  Xiriirka UEFA ayaa u codeeyay in sanadka 2019-ka lagu qabto finalka tartanka Yurub garoonka kooxda Atletico Madridee Wanda Metropolitano stadium. Garoonkan oo qaada 67 kun oo ruux ayaa la furay 17-ki b […]
    • Dilalka Haweenka ee Gobolka Banaadir oo Batay September 20, 2017
      Dilalka haweenka ka shaqeeya gobolka Banadir ayaa ku soo badaneysay waaydan magaalada muqdisho. Dhowr iyo toban haween ah oo xubno ka noqdey maamulka gobolka Banadir ayaa lagu diley meelo kala duwan oo Muqdisho ah.
    • Ciidamada Kenya oo Ka Baxay Baardheere September 20, 2017
      Ciidamada milatariga Kenya ee ka hawlgalayey magaalada Baardheere ayaa halkaasi iskaga baxay saaka iyaga oo u dhaqaaqay dhinaca xuduudda. Ciidamada Itoobiya iyo kuwo Soomaali ah ayaa xilligan ku haray magaalada Baardheere.
    • Puntland oo Amar ku Soo Rogtay Kalluumaysiga September 20, 2017
      Puntland ayaa sheegtay in ay maamnuuceen inaan muddo laba sano ah la kalluumaysan karin kalluunka nooca lagu magacaabo Indho Buurka oo uu sheegay in hilibkiisa aan la isticmaalin balse beerka oo keliya ay ganacsatadu iibsato.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 20, 2017
      Kulanti wanaagsan dhageystayaal ku soo dhawaad Xubinta Ciyaaraha, oo maanta qodobbo xiiso badan ayad ku dhageysan doontaan. Maxamuud Mascadde, ayaa soo jeedinaya.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shabaab iyo Sunna oo Ay Mar Kale Dagaalo Lagu Riiqmay Ku Dhex Mareen Gobollada Dhexe


meydadka-al-shabaab2 Wararka ka imaanaya deegaada ay Ka mid tahay  tuuladada Wara-

 

 

 

Dhuumo Leh oo  30km dhanka Waqooyi Galbeed kaga aadan

 

 

 

Deegaanka Wabxo oo isna ka Tirsan isla  Gobolka Galguduud,

 

 

Ayaa sheegaya in dagaalo xoogan ay ka dhaceen maanta kuwaasoo u dhxeeyay Maleeshiyaadka al-shabaab iyo kuwa la baxay Ahlu-Sunna Waljamaaca.inkastoo aan wali si rasmi ah loo ogeyn 

Qasaaraha dhabta ah ee soo kala gaaray Maleeshiyaadka dhinacyadii dagaalamay ayay hadana

 

wararka Xog-ogaalka ah sheegayaan in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac fara badan oo Labada

 

dhinac ah wali ma cada dhinaca gacanta ku haya deegaanadii lagu dagaalamay walow ay koox

 

walba guul ka Sheeganayso dagaaladii dhacay iyo dhulkii la isku haystay si kastaba dagaaladan

ayaa yimid sida ay  wararka sheegayaan kadib markii ay Kooxda Wadata Magaca Ahlu-sunna iyagu

Soo qaadeen Weerarka Sida la ogyahay dagaalada ka dhaca gobollada shexe iyo Baadiyaha Soomaaliya

 Ayaan marnaba la mid aheyn dagaalada maatada lagu laayo ee ka dhaca magaalada Muqdisho balse

Bagaalada baadiyaha iyo banaananka ka dhaca saacado gudahood ayaa qolo lagu naafeeyaa dhinacoodana

 

Dhulka lagu dhigaa sida horeba dhowr jeer u dhacday sanadkii tagay iyo kan socda laakiin Meesha Maatada iyo dariyada la iskula wareega waa Muqdisho oo kaliya

 

Dagaaladii hore loogu naafeeyay  Shabaabka isla deegaandan   meydadka-al-shabaab1 meydadka-al-shabaab2

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: