• RSS Somali VOA

    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
    • Mosul: 100 ku Dhimatay Duqeymaha Cirka ah March 26, 2017
      Isbahaysiga Milateri ee uu hoggaamiyo Maraykanku ayaa weeraro xagga cirka ah ku qaaday Mosul, waxaana dad goobjoog ahi ay sheegeen in weeraradaas ay ku dhinteen in ka badan 100 rayid ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington March 25, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
    • Dhageyso Martida Makrafoonka March 25, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Holland: Dowlad Isbaheysi oo ay Tahay In La Soo Dhiso March 25, 2017
      Muddo 10 casho ah ayaa ka soo wareegtey marki lasoo gaba-gabeeyey doorashadi dalka Holland oo indhaha adduunka oo dhan soo jiidatey.
    • Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag March 25, 2017
      Gobolka Sanaag waxa uu ka mid yahay deegaanada ay abaaruhu sida daran u saameeyeen, iyada oo lix milyan bar Soomaali ah ay abaarahani saameyn xoog badan ku yeesheen.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Danduray iyo Cuud March 25, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhaceysa 10-ka April March 25, 2017
      Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay isku raaceen in 10ka April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.
    • Shir Nairobi Uga Furmay Madaxda IGAD March 25, 2017
      Waxaa galabta ka furmay magaalada Nairobi shirka madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.
    • Dad Lagu DIlay Muqdisho March 25, 2017
      Rag hubeyan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay xoghayihii maamulka degmada Wadajir, Cabdiraxmaan Sheikh Axmed Calasow iyo laba ka mid ah ilaaladiisa,.
    • Mareykanka oo Adkeynaya Bixinta Dal-ku-galka March 25, 2017
      Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa weydiisatay Safaaradaha iyo qunsuliyadaha Mareykanka ee caalamka in ay baaritaano dheeraad ah ku sameyaan dadka qaar marka ay dalbanayaan fiisooyinka.
    • Golaha Ammaanka ee Q.M. oo ka Hadlay Soomaaliya March 24, 2017
      Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
    • Turkiga oo Maanta Gargaar Geeyey Muqdisho March 24, 2017
      Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran.
    • Sawirro: Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho March 24, 2017
      Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa meel aad muhiim ah oo dadka ay ku badan yihiin, oo ku dhow isgoyska Xaawo taako ee magaalada caasimadda ah. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda. In […]
    • Faaqidaadda: Golaha Wasiirada Cusub March 24, 2017
      Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu dhowaan magacaabay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere  
    • Dad Kale oo loo Xiray Weerarkii London March 24, 2017
      Booliska magaalada London ayaa maanta sheegay in laba qof oo kale ay u xireen weerarkii ka dhacay meel ku dhow xarunta baarlamanka Britain.
    • Trump oo Jeediyey Hanjabaad la Xiriirta Obamacare March 24, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xubnaha xisbiga Jamhuuriga ugu hanjabay inuu barnaamijka daryeelka caafimaad ee Obamacare sidiisa ku deyn doono, oo uu arrimo kale diiradda saari doono, haddii aysan maanta u codeyn barnaamij kaas beddel u noqon doona.
    • Uhuru iyo Farmaajo oo Heshiisyo ku Saxiixday Nairobi March 23, 2017
      Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kulankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr qodob ka kooban.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Fadhigii Baarlamaanka oo Buuq la,aan ku Dhamaaday iyo R/wasaare Farmaajo oo Barnaamijka Xumuuddiisa Ka Hor Aqriyay


Kulanka7 Fadhigii ay Maanta Xildhibaanada Gollaha Baarlamaanka KMG ka ah

 

 

Ku yeesheen Magaalada Muqdisho oo la filayay in uu is jiid jiid dhaliyo

 

 

 

Ayaa buuq la,aan ku soo dhamaaday in kastoo ay jireen

 

 

Xubno badan oo dibnaha u cunayay Xukuumadda Cusub & R/wasaaraheeda ayaan hadana la soo dhigin wax lga doodo ama la isku qabsado maadaama sidii hore loogu ballansaaba la qeybiyay waraaqihii ay ku qornaayeen Barnaamijka Xukuumada iyo Xiliga soo socda

Kulan

R/wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalay kulanka maanta ayaa Xildhibaanada ka hor aqriyay

 Kulanka4

Barnaamijka ay xukuumadiisa qaban doonto ugu yaraan sadaxda bilood ee soo Socota .fadhigan oo ay xaadir

 

Ku ahaayeen xildhibaano gaaraya 316-Mudane ayaa in kastoo ay jireen dad ka Xanaaqsan qaabka wasiirada

Kulanka5

Loo qeybiyay oo ay iska waayeen wixii ay filayeen hadana waxaa jirtay in ay dad Badan u riyaaqeen Dokomentigii

 

Meesha la keenay ama laga aqriyay oo u badnaa waxa laga qaban doono Ciidanka iyo Amaanka Farmaajo ayaa

Kulanka6 

Sheegay in ay diiwaan gelinta ciidanka u isticmaali doonaan Sawirada Faraha iyo indhaha ayna kuwaas ku bixin

 

doonaan Mushaarka iyo Xuquuqda kale iyo iyagoo Magaalada Muqdisho u qeybin Doono Sideed Qeybood oo ay

 Kulanka7

Qeyb walba joogi doonaan Ciidan tiradiisa la ogyahay arinkan ayay dad badan u riyaaqeen maadaama

 

Xukuumadahii ka horeeyay ku dhib qabeen Nombarka Ciidamada oo been lagu Qaadan jiray mushaar

 

Markii Mushaar lagu waayana guno iyo Raashiin been ah lagu qaadan jiray Ciidanka Dowlada u diiwaan gashan

 

Waa dhowr iyo tobon kun hadana inta dagaalanta ma dhama afar kun waase la arki Doonaan Sida ay Hogaamiye

 

kooxeedyada uga yeelaan Farmaajo arinkan maadaama ay Hogaamiye beeleedyada yihiin dadka ugu badan ee ay Ciidan been ah u diiwaan gashan yihiin 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: