• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mid Ka Mid Ah Wasiir Ku Xigeenadii Shalay La Magacaabay oo Diiday in uu Xilkaas Qabto Sababana ku Sheegay


so Muqdisho: (Buqaqable.net)  Mid kamid ah Wasiir ku Xiggeenadii

 

 

 

Shalay la magacaabay ayaa diiday Jagadii loo Magacaabay kadib

 

 

 

Markii u Muujiyay Saluug iyo in Aanay beeshiisa xaq u laheyn

 

 

 

Jagada ku xigeen maadaama uu Xukuumadii hore ka ahaa Wasiirka buuxa oo ah Wasaarada Xanaanada Xoolaha C/casiis Lafta gareen oo maanta magaalada Muqdisho Shirjaraa’id  ku qabtay ayaa sheegay in uusan qabaneynin jagada shalay loo

Magacaabay oo aheyd wasiir ku xigeenka Wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah C/Casiis lafta Gareen

 

Ayaa wasiirka koowaad ku eedeeyay in uusan marin jidkii ama qaadin heshiiskii Djibuti Maadaama aysan Xukumadan

 

ku saleysneyn heshiiskii Djibuti waa Sida uu hadalka u dhigaye in kastoo uusan Faahfaahin ka bixinin Waxa uu

 

Heshiiska Djibuti ka qabo dhisida Xukuumaddan si kastaba waa xubintii u horeysay ee dhaliilashay Xil looga dhiibay

 

Xukuumada cusub in kastoo ay jiraan Beelo iyo Baarlamaan si weyn uga hor yimid walow Dowlada Ethiopiana ay

 

Olole Xoogan ku wado Sidii ay u dhiciseyn laheyd Xukuumad Cusub oo sida la aamin san yahay markii u horeysay dhowr iyo toban sano lala baal maray 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: