• RSS Somali VOA

    • Dawladda Somalia: Lacag Yaan la Bixinin July 23, 2017
      Dawladda Soomaaliya ayaa ku amartay ganacsatada Soomaalida inay joojiyaan dhammaan lacagaha baadda ah iyo kuwa kale ee la siiyo ururka Al-Shabab.
    • Uhuru Kenyatta oo Gaarisa Booqday July 23, 2017
      Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta booqday gobolka Waqooyo Bari gaar ahaan magaalada Gaarisa xillli ay labo toddobaad oo keliya ka harsan tahay doorashada madaxtinnimada ee waddankaasi.
    • Dawladda iyo Lacagaha uu Alshabab Qaado July 23, 2017
      Dawladda Somalia ayaa sheegtay in ganacsatada lagu helo inay taageero dhaqaale u fidiyana ururka Al-Shabab sharciga lala tiigsan doono, sida ay shir jaraa'id ku sheegeen madax dawladda ka tirsan.
    • Somaliland: Xoolo loo Dhoofinayo Sacuudiga July 23, 2017
      In ku dhaw hal milyan oo neef ayaa la filayaa inay ka dhoofaan dekedda magaalada Berbera ka dib markii dawladda Sucuudigu xayiraaddii ka qaadday dhoofka xoolaha
    • Wicitaanka: Eng. Muuse Kooshin July 23, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Kheyraadka Biyaha ee Somalia, waana Q-2aad, waxaa marti ku ah Eng. Muuse Kooshin oo culuumta deegaanka ku takhasusay
    • Faah-faahinta Maxaabiista Xalay Ka Dagtay Muqdisho July 22, 2017
      Dowladda Soomaaliya faah-faahisay maxaabiis laga soo daayey dalka Itoobiya oo xalay fiidkii ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
    • Dowlada Soomaaliya oo Ganacsatada Ku Eedeysay in Ay Dhaqaalo Ku Taageeraan Al Shabaab July 22, 2017
      Laamaha amniga ee Dowlada Federalka Somalia ayaa xaley soo saarey amaro ay dul-dhigeen ganacsada iyo shirkadaha dhinaca ganacsiga ee Somalia, iyaga oo dhinaca kalana ku eedeeyey qaar ka mid ah ganacsasatada in ay dhaqaalo siiyaan kooxda Alshabab.
    • Madaxweyne Trump oo Eedeeyey New York Times July 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu Sabtidii soo dhigay bartiisa Tuwiiterka ku eedeeyey wargeyska New York Times inuu burburiyey qorshe uu Mareykanka ku rabay inuu ku khaarejiyo hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakr al-Baghdadi.  Madaxweyne Trump mu uusan bixin faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan sida uu wargeyska ku arbushay qorshaha lagu di […]
    • Maxaabiis lasoo daayay Ethiopia oo Muqdisho gaaray July 22, 2017
      In kabadan 100 maxbuus oo eedeymo kala duwan ugu xirnaa dalka Itoobiya, ayaa caawa lasoo gaarsiiyay garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.
    • Sool: Qarax Keenay Dhimasho iyo Dhaawac July 22, 2017
      Hal cunug ayaa ku dhintay, 17 qof oo kale oo shan ka mid ah ay caruur yihiinna wey ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku qarxay bam iyagoo ku sugan xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ay Abaartii Soomaaliya ku dhuftay ka dhameysay xoolihii.
    • Hargeysa: Bandhigga 10aad ee Buugaagta. July 22, 2017
      Danjireyaal iyo dibloomaasiyiin ka socda dawladaha Yurub oo ay ka mid yihiin safiirka Midowga Yurub iyo safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaadhay Hargeysa, si ay uga qaybgalaan sannadguurada 10aad.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka July 22, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan, qoddobada barnaamijkana waxaa ka mid ah xiriirka Dawladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Daanduray iyo Cuud July 22, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aaden (Cuud)
    • Taliyihii Booliska Minneapolis oo Is-Casishay July 22, 2017
      Taliyaha ciidanka booliska magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa cadaadis la saaray dartiis is-casishay oo xilka ka dagtay, kadib markii nin Soomaali ah oo booliska ka tirsan la sheegay inuu dil u geystay haweenay caddaan ah oo Ausralia u dhalatay.
    • Al-Shabaab oo Gabdho ka Afduubtay Hiiraan July 21, 2017
      Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax ee gobalka Hiiraan.
    • Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari July 21, 2017
      Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.
    • Madaxweyne Farmaajo: Ha la Joojiyo Dagaalka Xeraale July 21, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud, oo dad badan ay ku dhinteen.
    • Faaqidaadda: Dhibaatada Amisom ku Hayaan Beeraleyda July 21, 2017
      Qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay dib u billaabaan beerashada dalagyada kala duwan, hase yeeshee waxa ay dhibaato kala kulmayaan ciidamada Amisom oo saldhigyo ka sameystay beerahooda. Illaa 12o beerood oo badankood ku yaalla agagaarka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay, ayaa la sheegay inay ciidamada Amisom deegaan ka dhigte […]
    • Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somalia oo la Shaaciyey July 21, 2017
      Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedki 2016-2017 ee dugsiyada sare ee dalka. Waxaa sidoo kale wasaarada ay soo bandhigtey shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey. Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.      
    • Ragga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Al-Aqsa July 21, 2017
      Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo isku Dayaya in uu Fadhiga Ku Kufiyo Xukuumada Cusub Ayaa Beri iskugu Yeeray Baarlamaanka


shxanan73 Guddoomiyaha Barlamaanka Shariif  Xasan Ayaa ku baaqay

 

 

Kulan ay beri iskugu imanayaan Xildhibaanada Barlamanka

 

 

Kaasoo lagu sheegay in Looga Doodi doono Xukuumada Cusub.

 

 

Xildhibaan Cumar Isloow oo ka tirsan xogheynta barlamaanka ayaa Sheegay in guddoonka baarlamaanka uu iclaamiyay in berri oo axad ah Markay saacadu tahay 9:00 Subaxnimo¨

Baarlamaanka ka shiri doono ajandeyaal ku saabsan xukuumadda cusub.iyadoo

 

La ogyahay in shalay markii la magacaabay Gollaha wasiirada cusub uu  Madaxweyne

 

Shariif   Codsaday in Baarlamaanka la geeyo Ciida kadib Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa

 

Sida la wada ogyahay aad uga soo horjeeday Magacaabista R/wasaaraha iyo

 

Gollaha Wasiirada Cusub intaba sidaas daraadeedna uu aaminsanyahay in uu dabagedin karo

 

Hada maadaama ay hada Jiraan Xildhibaano badan oo markay iska waayeen Magacyada Cusub

 

Ka Xanaaqsan Xukuumada Cusub lama oga sida ay ku suuroobeyso in Cod loo qaado Xukuumadda

 

Cusb iyadoo aan hor imaan Baarlamaanka ama Soo Weydiisan iyo waliba Khilaafka xoogan ee u

Muuqda mid lagu duminayo Dowlada TFG da oo dhan Warar hoose ayaa sheegaya in ay

 

Ethiopia ay doonayso in ay ka takhalusto Madaxweynaha oo markii u Horeysay lixdii sano

 

Ee la soo dhaafay iski dayay in uu ka leexdo Khadka ay Ethiopia u jeexday Madxda TFG da

 

Kadib markii u keenay R/wasaare aanay Ethiopia wadanin R/wasaarihiina u Soo Xushay Wasiiro la dhihi karo 90%100 waxay ka soo horjeedaan Ethiopia 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: