• RSS Somali VOA

    • Borussia Dortmund oo Taariikh Sameysay September 20, 2017
      Kooxda Brussia Dortmund ayaa noqotay kooxdi ugu horreysay oo Jarmal ah oo aanan wax gool ah laga dhalin dhamaan shanta kulan ee ugu horreysay ee horyaalka Bundesliga taariikhda.
    • Qubanaha VOA, Sep 21, 2017 September 20, 2017
    • Benzema oo Saxiixay Heshiis Cusub September 20, 2017
      Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa kordhiyay qandaraaska uu kula joogo kooxdiisa kaddib marki uu qalinka ku duugay heshiis cusub oo afar sana ah.
    • Madrid oo Martigalinaysa Finalka Champions League September 20, 2017
      Xiriirka kubadda cakta Yurub ayaa maanta ku dhawaaqay garoonka lagu qaban doono finalka koobka Kooxaha Horyaalada Yurub ee loo yaqaano Eufa Champions League.  Xiriirka UEFA ayaa u codeeyay in sanadka 2019-ka lagu qabto finalka tartanka Yurub garoonka kooxda Atletico Madridee Wanda Metropolitano stadium. Garoonkan oo qaada 67 kun oo ruux ayaa la furay 17-ki b […]
    • Dilalka Haweenka ee Gobolka Banaadir oo Batay September 20, 2017
      Dilalka haweenka ka shaqeeya gobolka Banadir ayaa ku soo badaneysay waaydan magaalada muqdisho. Dhowr iyo toban haween ah oo xubno ka noqdey maamulka gobolka Banadir ayaa lagu diley meelo kala duwan oo Muqdisho ah.
    • Ciidamada Kenya oo Ka Baxay Baardheere September 20, 2017
      Ciidamada milatariga Kenya ee ka hawlgalayey magaalada Baardheere ayaa halkaasi iskaga baxay saaka iyaga oo u dhaqaaqay dhinaca xuduudda. Ciidamada Itoobiya iyo kuwo Soomaali ah ayaa xilligan ku haray magaalada Baardheere.
    • Puntland oo Amar ku Soo Rogtay Kalluumaysiga September 20, 2017
      Puntland ayaa sheegtay in ay maamnuuceen inaan muddo laba sano ah la kalluumaysan karin kalluunka nooca lagu magacaabo Indho Buurka oo uu sheegay in hilibkiisa aan la isticmaalin balse beerka oo keliya ay ganacsatadu iibsato.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 20, 2017
      Kulanti wanaagsan dhageystayaal ku soo dhawaad Xubinta Ciyaaraha, oo maanta qodobbo xiiso badan ayad ku dhageysan doontaan. Maxamuud Mascadde, ayaa soo jeedinaya.
    • Booliiska London oo Dad kale u Soo Xirey Qarixii London September 20, 2017
      Booliska Britain ayaa sheegey in ay soo xireen laba nin oo kale oo lala xiriirinaayo weerarkii bombaano ee toddobaadkii hore ka dhacay xarunta tareenada London, halkaasoo ay ku dhaaawacmeen 30 qof.
    • Trump oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Qaramada Midoobay September 20, 2017
      Madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa khudbaddii uu ka jeediyay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ku soo bandhigay siyaasadda maamulkiisa cusub.
    • 134 Qof oo ku Dhimatay Mexico September 20, 2017
      Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof.
    • Lacagta Xubinimada QM ee Soomaaliya lagu Leeyahay September 19, 2017
      Danjiraha ayaa sheegay inay sannad walba codsanayeen in dib loo dhigo bixinta lacagtaas, sannadkanna ay sidaas sameeyeen. Wuxuu meesha ka saaray oo been ku tilmaamay in loo diiday Soomaaliya inay golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay inay ka hadlaan ama inay codeeyaan.
    • Siyaasiyiin Dhaliilay Taageerda Koonfur Galbeed u Muujisay Sucuudiga September 19, 2017
      Siyaasiyiin ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ku shiray ayaa ka soo horjeestay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii dowladda Sacuudiga ay xayiraada ku saartay Dowladda Qatar.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 19, 2017
      Ku soo dhawaada Xubinta Ciyaaraha, o qodobbada aad ku maqli doontaan ay ka mid yihiin: Kulama Xiiso badan oo maanta dhacaya iyo sidey kooxuhu isku arki doonaan horyaallada qaaradda Yurub qaar. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Abaalmarin La Siiyay Xamse Warfaa September 19, 2017
      Gobalka Minnesota waxaa abaalmarin la gudoonsiiyay Xamse Warfaa oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada.
    • Trump oo Ka Khudbeynaya Shirka QM September 19, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
    • Koobka EFL oo Maanta Furmaya September 19, 2017
      Waxaa caawa dhici doona kulamo ka tirsan wareega sadexaad ee koobka EFL ee dalka Ingiriiska.
    • Milan oo Qandaraaska u Kordhineysa Suso September 19, 2017
      Laacibka baalka midig ee khadka dhexe uga ciyaara kooxda AC Milan Suso ayaa ogolaaday heshiis cusub oo ku kordhinayo qandaraaska uu kula joogo naadiga.
    • Koonfur Galbeed oo Ka Hor Timid Go'aankii DS ee Khilaafka Khaliijka September 18, 2017
      War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegey in maamulkaasi uu taageerayo go'aankii xulufada Sacuudiga ay xiriirka ugu jareen dalka Qadar, bishii June.
    • Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Isku-dhacyada Soomaalida iyo Oromada September 18, 2017
      Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa ka hadlay rebshadihii dadka badan ay ku dhinteen ee gudaha dalka Ethiopia ku dhex maray Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xulafadii Ethiopia Ku Laheyd Gobollada Soomaaliya oo Sii Yaraanaya iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Carabta u Jiheysan ( Maqaal )


Axmed_Siilaanyo Sida ay saadaalinayaan Dadka u dhuun daloola

 

 

 

Siyaasadaha Ethiopa iyo Soomaaliya waxaa Sii

 

 

 

Yaraanayay Waqtiba Waqtiga ka dambeeya 

 

  

 

Rajada Ethiopia ee ahayd in ay Somaliya ahaato Meel aanay dowlad ka jirin oo ay Caalamka kula gorgortanto ama ay ka yimaadaan Maamul Gobolleeyo aan isku hadaf iyo isku dhiig aheyn iska soo horjeeda hadana Ethiopia  wada hoostaga

 

 

Tan iyo markii uu waqtiga soo afjaray hogaamiye kooxeedkii Muqdisho Ethiopia waxaa

 

Ka dhunsanaa qaabka ay u wajaheyso Soomaaliya maadaama ay isbadalo waaweyn

 

oo aan dib loo celin karin dhasheen Ethiopia waxay danynaysay in ay la Shaqeyso Dowlad

 

Soomaaliyeed oo Baalasha ka rifan kana garab maleegto Maamul Gobolleedyo

 

Madaxbanaani ku dhow Maleeshiyaad kala Madax duwan sida Ahlu-Sunnada

 

Gacan ku rimiska ah ee ku dhisan Mooryaan Beeleed Suufi loogu magac Daray

 

Caalmakana  laga dhaadhiciyo in ay yihiin waji diimeedka saxda ah ee ay Soomaalida taqaan

 

Kana saari karta Somalia Fekerka Cusub ee Wahaabiga ah hadaba Waxaa soo if baxaya

 

in ay hada sii yaraanayaan Taageerayaalka Ethiopia ee jooga Dhulka Soomaaliya hadaan

 

Ka bilowno Gobollada Waqooyi Soomaaliya oo mar ahaa meesha ay gadaal marsatay Ethiopia

 

Ayaa tan iyo Markii u Siilaanyo Xukunka qabtay waxaa soo baxayay in Aanay Ethiopia marnaba

 

Raali ka aheyn Madaxnimada Siillaanyo Siilaanyana aheyn nin u dabcaya Ethiopia oo uu madaxdeeda

 

Maanta joogta oo baaga muudo ah soo yaqaanay Siyaasadna ka lahaa Wadankaas asagoo waliba

 

Mas,uul iyo madax ahaa wararka Diblomaasiyiinta ayaa sheegaya in Siilaanyo markuu arkay

 

Amar ku taakleynta Tikreega uu u  jiheystay Raadinta Xiriir Carabeed oo mudo laga ilaalinayay Riyaalihii

 

Ka horeeyay isagoo u maraya Madaxweynaha Djibuti oo Xubin Firfircoon ka ah Dowladaha Carabta

 

Xushmadna ku leh Danaha Soomaaliyeed Siilaanyo ayaanan Adis ababa tagin tan iyo marku xilka qabtay

 

oo ku dhow Afar bilood hadaba Maalintii Shalay Aheydna ayaa waxaa Magaalada Hargeysa ka furmay

 

Shir looga arinsanayo sidii loo xadeyn lahaa dibna loogu celin lahaa Fatahaada Ethiopianka buuxiyay

 

Magaalada Hargeysa iyo dhamaan Gobollada waqooyi kuwaasoo ay dad Badan aaminsan yihiin in ay ka dambeyso

 

Siyaasad Dowladeed oo ay Ethiopia ku doonayso Si  Saameyn Ethiopian loogu abuuro Gobollada

 

Waqooyiga Soomaaliya iyo kuwa dhexe taasoo la aaminsan yahay in ay Xataa Xiriir la leedahay

 

Dastuurka loo ololeynayo in Soomaaliya loo sameeyo ka hor inta aanay dowladba dhalan

 

kaasoo Marka laga hadlayo Yaa Soomaali ah ama Jinsiyadda Qofka soomaaliyeed

 

Dastuurka Qodobkiisa kow iyo tobnaad 11,aad  Faqradiisa 1,aad Koowaad lagu qoray ;

 

<  Qof kasta oo ku dhasha Gudaha Jamhuriyada Soomaaliya dhalasho ahaan waa Soomaali >

Taasoo la macna ah Kumanaan Qoyasas Ethiopian ah oo Puntland iyo Somaliland  ku noolaa

 

Sanadadii la soo dhaafay waxay noqonayaan Soomaali aan Waxba uga Duwanayn kan Ab ka ab Soomaal ahaa

 

Hadaan ka soo gudubno Somaliland ama waqooyi Ururkii Ahlusunna ee ay Ethiopia Magacawday

 

Ee heshiis DKMG ka ah lagula qasbay in ay Afar meelood oo meel Siiso Xilalaka Xukuumada

 

Wuxuu ku dhamaaday Fashil iyo Ahlusunnadii Gobollada dhexe oo Laba Magaalo dhaafi waysay

 

Wasiiradii iyo heshiiskiina isbadlkii uidambeeyay ku dhamaadeen iyadoo Waliba Xukuumada cusub

 

Markii u horeysay lix sanadood R/wasaare aan Ethiopia lagala tashan keenay isku soo wada duuboo

 

Waxaan muuqata in gacanta Ethiopia ay maanta Gobollada Soomaalya  kaga soo hartay Puntland oo Qamri iyo Qaxooti lagu harqiyay 

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: