• RSS Somali VOA

    • Qarax Ka Dhacay Magaalada Manchester May 23, 2017
      Ugu yaraan 19 ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 60 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib marki uu qarax weyn ka dhacay xalay goob ay ruwaayad ka socotay oo ku taalla magaalada Manchester, ee dalka Ingiriiska.
    • Ciyaartooy Lagu Weeraray Duleedka Xamar May 23, 2017
      Rag hubeysan ayaa xalay fiidkii rasaas ooda uga qaaday baabuur ay la socdeen ciyaartooy iyo tababareyaal inta u dhaxeeya degmada Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha.
    • Wareysi: Taliye ku Xigeen ka Tirsanaa NISA oo Is-Casilay May 22, 2017
      Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi gaar ah oo uu VOA-da siiyay ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
    • Wareysi: Cali Khaliif oo ku Sugan Hargeysa May 22, 2017
      Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne Siilaanyo.
    • Howlgal Amni oo ka Billowday Muqdisho May 22, 2017
      Howlgal gaar ah oo loogu talagalay in lagu sugo ammaanka gobolka Banaadir ayaa xalay si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho.
    • Hooyo Caruurteeda ku Weysay Abaarta iyo Tahriibka May 22, 2017
      Magaalada Boosaaso waxa ku sugan dad badan oo ay soo bara-kicisay abaartii mudada dheer ka jirtay gobollo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Dadkaasi waxaa ka mid ah Hooyo Caasho Cumar oo VOA-da la wadaagtay dhibaato xanuun badan oo ka soo gaartay tahriibka iyo abaarta, oo ay ku weysay laba ka mid ah sadexdii wiil ee ay dhashay, mid kalena uu xabsi ugu jir […]
    • Madaxweyne Trump oo Tagey Tel Aviv May 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin.
    • Erdogan oo Kordhiyey Xaaladda Deg Degga ee Turkiga May 22, 2017
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sii kordhiyey waqtiga xaaladda deg degga ah ee dalkaas lagu soo rogay kadib afgambigii dhicisoobay ee bishii July ee 2016 ka dhacay dalkaas.
    • Trump oo Ka Hadlay Kulanka Riyadh May 21, 2017
      Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Axaddan ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka laga soo horjeedo kooxaha argagixisada. Hadalkan ayuu ka sheegay kulanka magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga.
    • Trump oo la Hadlaya Madaxda Dalalka Islaamka May 21, 2017
      Waxaa goor dhow bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga.
    • Wicitaanka: Xasan Aadan Hoosow May 21, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xasan Aadan Hoosow oo ah dhaqaale-yahan, waxaana uu ka hadlayaa musuqmaasuqa
    • Madaxweyne Farmaajo oo Riyad Gaaray May 21, 2017
      Madaxweynaha Somalia ayaa qeyb ka ah tiro madaxda Islaamka ah oo uu magaalada Riyad kula hadli doono madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, kaas oo booqasho labo maalmood ah magaalada Riyad ku jooga.
    • Shactar Qalab iyo Baabuur u Wadey Hobyo oo Dagey May 21, 2017
      Shactar qalab iyo gadiid u wadey Hobyo ayaa ku dagey meel 10 KM u jirta xeebta degmadaasi.
    • Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka May 20, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Martida Makrafoonka, Ridwaan Xaaji Cabdiwali, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Caweyska Washington, Sahra Ciidle Nuur, ayaa la diyaar ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka May 20, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aad xilliyadan oo kale dhageysataan. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa la diyaar ah.
    • Iiraan: Xasan Ruuxaani oo xilka mar kale loo doortay May 20, 2017
      In kabadan 20 Milyan oo kamid ah shacabka Iiraan ayaa maanta Xasan Ruuxaani Madaxweyne u doortay.
    • Madaxweyne Trump oo Sacuudiga booqanaya. May 20, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyad
    • Al-Bashir oo Trump Dartiis uga Baaqday Shirka Riyadh May 19, 2017
      Dowladda Sudan ayaa sheegtay in madaxweyne Omar al-Bashir uu doortay inuusan ka qeyb galin shir madaxeed ka dhacaya magaalada Riyadh, kaasi oo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka qeyb galayo.
    • Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha May 19, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iso Heesaha ee Todobadkan waxaa inoo haya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho Cuud) iyo Ibraahim Xasan Garabey (Daardurey), waxaadna ku maqli doontaan dhambaalladii aad noo soo dirteen iyo heeso xul ah.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mahiga Puntland Maalin Cad Waa La Tagi Karaa Hargeysana Habeen Madow Waa Lagu Hoyan Karaa Muqdishase Waa Allow Na Mooti iyo Aadan Cade Airport )


mahiga_iyo _faroole Ergayga Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay u

 

 

 

Qaailsan Arrimaha Soomaaliya Ambassador Agustine

 

 

 

Mahiga ayaa markii u horeysay Tan iyo markii la magacaabay

 

 

 

Safaro Ku aaday Meelo ka baxsan Magaalada Muqdisho oo uu tiro Shan jeer ku dhow Safar ku yimid in kastoo uu beryahan dambe bilaabay caado aan hore looga baran Wufuuda Ajaanibta ah ee

 

Muqdisho ug tagta Madaxda TFG da taasoo ah in labadii Safar ee u dambeeysay uu

 

Airporka Muqdisho ka soo noqday halkaasoo u ku qaabilyay Madaxda u Sareysa TFG da

 

Sida Madxweynaha R/wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka balse Taas mid ka duwan

 

Maanta ayuu Mahiga si lama filaan ah uga dagay Magaalada Growe oo Ah Caasimad Gobolada

 

Puntlad halkaasoo uu Mudo Saacado ah joogay kadibna galabta ayuu kaga dhoofay Magaala

 

Madaxda Gobollada Waqooyi ee la baxay Somaliland halkaasoo uu Caawa ku caweynayo mid

 

ka mid ah Hotellada Magaalada Hargeysa arintan ayaa Muujinaysa halka u Amaanka Sadaxdaas

 

Qeybood kala gaarsiisan yahay Meel Airporka Allow na Mooti lagu yimaado Meel Maalin Cad

 

Laga Qadeyn karo iyo Meel loo hoyan karo Sida Hargeysa dhinaca kalena waxaa Muuqda in

 

Hadalkii Hargeysa ee ahaa Dowlad Madax banaan ay tahay Meel Muqdisho ka amaan badan

 

Laakiin aan sinaba uga madax banaaneyn Calanka Xidigta Buluga ah leh waayo Mahiga waa u qeybsanaha Somaliya Ee Mr. Ban ki Mon   

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: