• RSS Somali VOA

    • Jamhuuriga oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda October 20, 2017
      Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa cod 51-49 ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda, taasi oo dhabbaha u xaareysa waxa uu madaxweyne Trump ugu yeeray “isbeddel weyn iyo cansuur dhimis”
    • Kheyre: Sabtiga dalka wuxuu galayaa xaalad dagaal October 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.
    • Dhaawacyadii la geeyay Sudan oo cabanaya October 20, 2017
      Dadka ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii lagu daadiyey goob cisbitaal ah oo aan ku habboonayn baahidooda.
    • Dalka Sacuudiga iyo Ciraaq oo kulmaya October 20, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta lagu wadaa inuu tago bariga dhexe, si uu uga qeybgalo kulan magaalada Riyad ku dhexmari doona Sacuudiga iyo Ciraaq.
    • Sidee Loo Kala Badiyay Tartanka Europa League October 20, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo xiisa leh oo ka tirsan koobka Europa Leage oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaarada Yurub.
    • Dib u dhis lagu billaabay isgoyska Zoobe October 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday dib u dhis lagu sameynayo laamiga isgoyska Zoobe oo qaraxii dhowaan ka dhacay uu burburiyey.
    • Hooyo iyo ilmaheeda oo lagu dilay Qandala October 19, 2017
      Kooxo hubeysan ayaa xalay Tuulada Canjeel ee ka tirsan degmada Qandala waxay ku dileen Haweeney iyo Ilmo ay dhashay.
    • Daalibaan oo weerar ku dishay 43 askari October 19, 2017
      Wasaaradda gaashnaadhigga Afghanistan ayaa sheegtay in ugu yaraan 43 askari la dilay kadib markii Daalibaan ay maanta weerar ku qaadeen saldhiga milatari oo ku yaalla koonfurta dalkaas.
    • Banaanbax baroordiiq ah oo ka dhacay Gaarisa October 19, 2017
      Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay Magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyiga Bari Kenya, si ay ugu baroor diiqaan dhacdadii 14-kii October ee Isgoyska Zoobe.
    • Hab cusub oo lagu soo kordhinayo xawaaladaha October 19, 2017
      Lacagta xawaaladaha ee laga diro dibadaha ayaa qeyb muhim ah kaga jira dhaqaalaha dalal badan oo soo koraya, gaar ahaan Soomaaliya, oo deeqaha shisheey, iyo lacagaha maalgashiga labadaba lagu diro xawaalad.  Laakiin dadka fallanqeeya arrimaha dhaqaalaha ayaa ka digaya ahmiyadda adeegga xawaaladda aaney si wanaagsan u fahamsaneyn hey’adaha shisheeye ee dejiya […]
    • Qaahira: Baroordiiq loo sameeyay dhibbanayaashii Muqdisho October 19, 2017
      Kulan baroorqiid ah oo ay Soomaalida ku nool Masar ku muujiyeen sida ay uga xunyihiin weerarki 14-ki October ka dhacay Muqdisho ee lagu lagu laayay ku dhawaad 300 oo ruux oo Soomaali ah, ayaa xalay ka dhacay safaarada Soomaaliya ee magaalada Qahira.
    • Tillerson: Waan la xisaabtami doonnaa milatariga Myanmar October 19, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa Arbacadii sheegay in gaboodfallada dalka Myanmar loogu geystay muslimiinta laga tirada badanyahay ee Rohingya ay mas,uuliyaddeeda qaadi doonaan hogaanka millatari ee dalkaasi.
    • Barca, Bayern, PSG Iyo Juve oo Wada Badiyay October 19, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo kale oo ka tirsanaa wareega koowaad ee koobka kooxaha horyaalada Yurub Uefa Champions League.
    • Ronald Koeman: Kalsooni ayay Kooxda Igu Qabtaa October 18, 2017
      Tababaraha kooxda Everton Ronald Koeman, ayaa sheegey in uu kalsooni buuxda uu ku qabo maamulka kooxda, inkastoo ay si aan wanaasagneyn ku billowdeen xilli ciyaareedkan.
    • Wareysi: Cumar Cabdirashiid October 18, 2017
      Cumar Cabdirashiid ayaa ka hadlaya qaraxii Muqdisho iyo baaq kasoo yeeray madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
    • Soomaaliya: Banaanbaxyo Ka Dhan ah Shahaab oo Meelo Badan Ka Dhacay October 18, 2017
      Magaalada Muqdishu iyo magaalooyin kale oo waddanka ahba waxaa maanta ka dhacay bannaanbaxyo lagaga soo horjeedo kooxda al-Shabaab iyo qaraxii weynaa ee maalintii Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho.
    • Qaraxii Zoobe oo loola dan lahaa saldhigga Turkiga October 18, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa VOA-da u sheegay in qaraxi ay dadka badani ku dhamaadeen ee Sabtidi ka dhacay Muqdisho uu bartilmaameedkiisu ahaa saldhigga ciidan ee ay Dowlada Turkiga dhawaan ka furtay magaalada Muqdisho.
    • Ciidamada Israel oo weeraray xarumo warbaahineed October 18, 2017
      Ciidamada Israel ayaa xalay weerar ku qaaday xarumaha shirkadaha warbaahinta Falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed, taasi oo ay ku sheegeen howlgal looga jawaabayo hurinta rabashado ka dhan ah Israa’iiliyiinta.
    • Puntland oo gurmad gaarsiisay Muqdisho October 18, 2017
      Maamulka Puntland ayaa Muqdisho u soo diray gurmad isugu jira daawooyin iyo dhaqaatiir gacan ka gaysanaya dadaalka loogu jiro daryeelka dadkii ku waxyeeloobay qaraxi Sabtidi ka dhacay Isgoyska Zoobe. Daawadan oo dhan 4 tan ayaan ahayn taageerada kaliya ee ka imaaneysa Puntland. Wariyaha VOA-da ee Garowe, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo haya.  
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 393 October 18, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 393-aad. Barnaamijka oo dhan hoos ka dhageyso.      
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Waji Gabax iyo Ceeb Hareeysay Qurbajoogta Soomaaliyeed Gaar Ahaan Somalida USA Kadib Markii La Soo Qabtay 29 Wiil oo Gabdhaha Soomaliyeed iibin Jiray (Liiska Magacyada)


fadeexad Ceeb iyo waji gabax ayaa Hareeyay Jaalliyadaha

 

 

Soomaaliyeed ee wadamada Reer Galbeedka ku nool

 

 

Gaar ahaan Soomaalida Mareykanka kadib markii ay

 

 

 

Booliiska Mareynka keeneen Maxkamado ku yaala Gobolada Tennessee iyo Minesota 29 dhalinyaro soomaaliyeed  ah oo wiilal iyo gabdho iskug jira kuwaasoo

 

 

ka ganacsan jiray jirka gabdha soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin qaar ka yar 13

 

Sadax iyo toban jiro sanado badan lagu adoonsanayay in ay jirkooda iibiyaan

 

in kastoo ay jiraan dhaqan guur xoogan oo ku dhacay Soomaalida u soo Hayaamay

 

Wadamada Reer galbeedka hadana Dadka soomaaliyeed oo ah dad Muxaafad ah

 

Marka laga hadlayo dhinaca Dumarka ayay Walaal iyo waji gabax ku Abuurtay arinta ah

 

in tiro intaan la eg oo gabdho iyo wiilal soomaaliyeed ah lagu soo eedeeyo in ay ku dhaqaaqaan

 

falal noocan oo kala ah iyagoo waliba ay dhibanayaashooda soomaali yihiin hore ayay

 

Reer Minesota ula walbahaarsanaayeen dhibaatooyinka wiilal Muqdisho dagaal iyo

 

isqarxin loogu safriyay laakiiin dhacdadan ayaa Furuq ku tiri waraabow Fara ku dhuuq

 

 fadeexad

Dambiilayaasha Falalkan Foosha Xun Ku Eedeeysan waxay kala yihiin :-

Abdifitah Jama Adan, aka “Shorty,” aka “Faleebo,” aka “Kuzzo,” 28;

Abdullahi Sade Afyare, aka “Forehead,”19;

Ahmad Abnulnasir Ahmad, aka “Fabulous,”23;

Yahya Jamal Ahmed, 23;

Abdikarim Osman Ali, aka “Homer,” aka “Big Abdi,” 22;

Musse Ahmed Ali, aka “Fat Boy,” 23;

Hassan Ahmed Dahir, aka “Mohamed Ali Hussein,” 21;

Fadumo Mohamed Farah, aka “Naana Naana,” aka “Gangster Boo,” aka “Barnie,” 25;

Idris Ibrahim Fahra, aka “Chi Town,” 22;

Yasin Ahmed Farah, 19;

Abdullahi Hashi, aka “Kamal,” 24;

Fatah Haji Hashi, aka “Jerry,” aka “Jr,” 23;

Abdirahman Abdirazak Hersi, aka “Biggie,” 20;

Muhiyadin Hassan Hussein, aka “CD,” 22;

Dahir Nor Ibrahim, aka “Dahir Lucky,” 38;

Abdifatah Bashir Jama, aka “Cash Money,” aka “Ohio,” 23;

Andrew Kayachith, aka “AK,” 20;

Abdigadir Ahmed Khalif, aka “Awali,” 24;

Bashir Yasin Mohamud, aka “Br,” 26;

Mustafa Ahmed Mohamed, 22;

Fuad Faisal Nur, aka “Hanjule,” 24;

Abdifatah Sharif Omar, aka “British,” aka “Pinky,” 25;

Liban Sharif Omar, aka “Sunderra,” 21;

Mohamed Sharif Omar, aka “Moe D,” aka “Mojo,” 26;

Hamdi Ali Osman, aka “Big Hamdi,” aka “Boss Lady,” 22;

Haji Osman Salad, aka “Hollywood,” 20;

Bibi Ahmed Said, 19;

Ahmed Aweys Sheik, aka “Rear Hammer,” aka “Abdul,” 24; and

Yassin Abdirahman Yusuf, aka “Junior,” aka “Black Cat Junior,” 21

      

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: