• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Labada Shariif oo Galay Wajigii Labaad Ee Khilaaf Ku Saabsan Xukuumada Cusub iyo Sida Loo dhisayo


Labo_Shariif Kadib markii loo sacbiyay ka Gudbidii uu R/wasaare

 

 

Farmaajo ka soo gudbay isbaarada Shariifka

 

 

Baarlamaanka sida ay dadka Qaar ku magacaabeen ayaa

 

 

Hadana mar kale waxaa soo ifbaxay khilaaf xoogan oo dhexyaala labada shariif khilaafka cusub ayaa la xiriira xilalka wasaaradaha iyo Shaqsiyaadkii loo magacaabi lahaa

 

 

wararka ayaa intaas ku daraya in uusan haatan jirin khilaaf badan oo la xiriira tirada

 

Xubnaha la wadaagayo balse ay  balse ay mushikalada tahay wasaaradaha iyo

 

Shaqsiyaadka loo dhiibayo  Shariifka baarlamaanka ayaa wata dad ay isaga isku aragti yihiin

 

kuwaasoo uu is leeyahay hadii ay gollaha wasiirada soo galaan Saameyn ayaad yeelan kartaa

 

Halka ay Madaxweyne Shariif iyo Bahdiisa oo ku guuleystay Wajigii hore Ee khilaafka doonayaan

 

in aanay Madasha wasiirada cagta soo dhigin Dad wata Fekerka Gudoomiyaha

 

Baarlamaanka oo la sheegayo in u si buuxda Xiriir ula Sameystay Ethiopia oo rabta in ay

 

Meesha ka saarto Shaqsiyaadka ka harsan Midowgii Maxkamadaha iyo Fekerkoodaba

 

isku soo wada duuboo waxay u muuqataa in aan mar kale laga maarmi doonin Mahiga in uu

 

yimaado ka hor inta aan la magacaabin Gollaha wasiirada maadaama uu Markii hore asaga ku qasbay Shariifka –Baarlamaanka in uu ogolaado R/wasaaraha Cusub

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: