• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada Mareykanka oo Joojisay Gabi Ahaanba Shixnadihii Soomaaliya Looga Soo Dhoofin jiray Dalka Mareynka


tsa-ipad Maalmo kadib markii uu wadanka UK  Mamnuucay

 

 

Alaabada Cargo ga aanay cidi la socon Ee ka timaada

  

 

Wadamada Somaliya iyo Yemen ayay hada dhinaceeda

 

 

 

Dowladda Mareykanka go’aansatay in la joojiyo dhammaan Xamuulkii uga imaan jiray dalka Soomaaliya iyadoo taxadar weyna la saaray Shixnadaha ka yimaada Wadanka aan deriska nahay ee Yemen

 

oo laga sheegayo Aafo Argagixiso oo Caalmaka khatar ku ah laba maalmood ka hor

 

Ayay aheyd markii ay Qaacidada Yemen sheegatay in ay iyada ka Dambeysay diyaarad

 

Xamuul oo dhamaadka bishii hore lagu qarxiyay wadanka Imaraatka iyo Waliba inta badan

 

Boostooyinkii Miineysnaa balse waxa kaliya ee Soomaaliya lagu Maagay Ayaa ah in wixii

 

Xunba ay Xaawa un leedahay maadaama aanay Dowlad ka jirin Labaatankii sano

 

 

Ee la soo dhaafay ayna noqotay Bahala galeen wax walba ka suuraabaan. dad badan

 

Ayaa isla markiiba is weydiinaya Somaliya maxaa Yurub looga soo dhoofiyaa balse

 

waxaa xusuusin mudan in ay Boqolaal kun oo soomaali ah ku nool yihiin wadamada

 

Galbeedka kuwaasoo ganacsi badan sameeya Alaabada dhaqanka dharka iyo hidahana waxaa lagu keenaa Air Cargo

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: