• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Haween Soomaaliyeed Ayaa Ku Xasuuqmay Qarax Caawa Ka Dhacay Muqdisho Gaar Ahaan Degmada X/weyne


QaraxHaween8 Qarax xoogan oo khasaare Badan geystay ayaa goo Dhow

 

 

Ka dhacay Agagaarka Masjidka Marwaas oo ku yaala

 

 

Degmada X/weyne wararka Soo baxaya Ayaa sheegaya in

 

 

Qaraxan oo ka dhacay meel wadada Laamiga dhinaciisa ah oo uu ku yaalo Suuq lagu iibiyo Jaadka ayna ku dhaawacmeen ugu yaraan 10 ruux oo goobta ku sugnaa wararka ayaa intaa ku daraya in qaraxa lala eegtay

 

Maleeshiyaad ka tirsan DKMG ka ah oo goobta ku mararayay gaari Cabdi bile ah in kastoo

 

Ay jiraan warar sheegaya in ay jirto dhimasho badan ayaan hadana wali la Haynin tirada saxda ah

 

Ee ay gaareyso dadka ku dhaawacmay ayaa badan kood lagu sheegay in ay ahaayeen Haweenkii

 

Jaadka iibinayay  ma ahan markii ugu horeysay ee ay haweenyka Jaadka iibiya ku Xasuqmeen

 

Magaalda Muqdisho gaar ahaan Xaafadaha ay ka talisa DKMG ah Kooxaha dagaalka wadana kama xishoodaan in ay sheegtaan

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: