• RSS Somali VOA

    • Faaqidaadda: Saameynta Kaalmada uu Mareykanka Ka Jarayo Somaliya December 15, 2017
      Barnaamijka Faaqidada Todobaadka wuxuu ku saabsanyahay, saameynta ay yeelan karto go,aanki uu Mareykanka ku gaaray inuu hakinayo kaalmadi uu siin jiray ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Dalalka IGAD oo Sameysanaya Manhaj Mideysan December 15, 2017
      Djibouti waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka waxbarashada ee dalalka urur goboleedka IGAD, kaas oo looga dooday sidii loo heli lahaa manhaj mideynsan.
    • Dhageyso Barnaamijka Amuuraha Islaamka December 15, 2017
      Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay barnaamijka Amuuraha Islaamka, shirki hogaamiyaasha caalamka ay dhawaan ku yeesheen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
    • Mareykanka oo Hakinaya Gargaarka uu Siiyo Ciidanka Soomaaliya December 15, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa VOA-da u xaqiijiyay, in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
    • Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.
    • Ronaldinho oo Ku Biiraya Siyaasadda December 14, 2017
      Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil.
    • Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
    • Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqudisho December 14, 2017
      Qarax saakay aroorti ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 17 askari oo ka tirsan ciidamada booliska.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Jaalliyada Beesha G/jecel Ee Wadanka Switzerland oo Tacsi u Diraysa Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday Nabadoon Xaaji Nuur Yarow


xaaji-nuur-yarow Dhamaan Jaalliyadda Beesha G/jecel Ee ku nool wadanka Switzerland  waxay

 

 

 

Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan dhamaan Jaalliyada Beesha G/jecel  Ee ku nool

 

 

 

Daafaha Dunida iyo  Gaar ahaan Qoyskii Qaraabadii iyo  Ehelkii uu Ka geeriyooday   

 

 

Marxuum Nabadoon Xaaji Nuur Yarow Maxamadoo dhowaan ku geeriyooday wadanka Germay Hadaba Jaaliyadda Beesha G/jecel ee ku Nool Wadanka Switzerland Waxay Tacsi iyo Tiiraanyo xoogan u direysaa

 

 

Ehelkii iyo Carurtii uu ka tagay  Marxuumka oo aad u tiro badan dacalada Aduunyada ku kala sugan

 

isagana waxay Alle Uga Baryaysaa inuu Janaddii Firdowso Alle Ka Waraabiyo Aamiin) waxaa Tacsiyadan

 

Diraya iyagoo Ku Hadlaya Magaca Dhamaan Jaaliyadda Beesha G/jecel Ee Ku Dhaqan Wadanka Switzerland Akhyaarta kala Ah

 

  • Maxamuud Maxamad Baandow

  • Aadan Ibraahim  (Garsuus)

  • Sh Axmad Maxamad Aadan

  • Yusuf Cumar Xareed  (Dopio)

  • C/raxman Maxamad Xaaji Cali

  • C/raxmaan Maxamad (Karakuus)

  • Dr.Axmad Dhicisow Daa,uud

  • Dr.C/qaadir ibraahim Raage

     

    Anagana hadaan nahay Maamulka iyo Wariyayaasha www.Buqaqable.net waxaan tacsi taas la mid ah u direynaa dhamaan reer Nuur Yarow meelkastooy caalmaka ka joogaan

    buqaqable@yahoo.com

    buqaqable@windowslive.com

    buqaqable.com

  • buqaqable.net

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

    %d bloggers like this: